Page 1 of 1
Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Mon Jun 29, 2009 6:23 am
by Cumar-Labasuul
I just wanna know Ceyr & Sacad are they the same jilib or different, and which one is bigger?
I'm just doing some background checks because my sister is getting married to an Isaaq guy with his reer abti as Ceyr, HG
It's fuuny coz in Somalia Isaaq and Hawiye share no borders but here in the UK especially London I know a lot of Hawiye kids with Isaaq mothers

Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Tue Jun 30, 2009 3:57 am
by Somaliman50
Waan ku salaamay Cumar. Sheekada saxa ah waxa weeye Sacad Siciid iyo Ceyr wey isla dhasheen oo waxay ku abtirsadaan Madarkicis Hiraabe laakin laba bah ayey kala yihiin. Dad ahaan Ceyr ayaa ka tiro badan laakin Sacadka ayagaa mararki badan hogaamiya Habargidirta kana maal badanyihiin kana dhul weynyihiin.
Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Tue Jun 30, 2009 4:21 am
by Cumar-Labasuul
Abakar waad mahadsantahay, si fiican ayaad iga jawaabtay

Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Tue Jun 30, 2009 11:16 am
by CoolPoisons
lol how the fock can they be from the same Habargidir when both have different fathers.
War Habargidir anaa aqaana. Sacad's called Sacad Sicid and Ceyr's called Ceyr Mohamed. Habar gidir waa isbahaysi like most Hawiye clans. dhalasho uma dhaxeeyso. They're like Digil iyo Xurufle
Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Tue Jun 30, 2009 5:23 pm
by Somaliman50
Coolpoison, oo xagee ka keentay sheekadaas?
Habargidir (Madarkicis Hiraab) jufooyinkooda hadii magacyada runta ah la tiriyo waa
Siciid (Aabihii Sacad)
Maxamad (Nickname Ceyr)
Ibraahin (Nickname Saruur)
Saleebaan.(AKA reer Xaaji)
Siciid iyo Saleebaan waa isku bah oo gidir baa dhashay, labada kale na waa isku bah oo habar kale baa dhashay. Hadaad HG si fiican u garaneysid bal ii sheeg Ceyrka sidey magacaasi u heleen ama meesha ka dhex bax oo Hawiye waa walaalee,.
Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Wed Jul 01, 2009 7:20 am
by CoolPoisons
abakar ma anaa rabta inaad iga daadicdid cida dhashay Sacad iyo Ayr
Ayr waa Ayr Mohamed, Sacadna waa Sacad Sicid. both have different names oo ku abtirsadan. Sacadna waa la yiri, waxa dhalay Ogaden.
Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Wed Jul 01, 2009 3:51 pm
by Somaliman50

@ OG. Say something like that to a son of Hawiye and see how far he'll kick your ass. Anyway, Boonpoison your verdict on our lineage's do not count for anything because you are making a statement based on mere rumour. If you don't take my word you can always check with James Dahl who collects abtirsi.

Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Thu Jul 02, 2009 12:18 am
by CoolPoisons
abakar, only langaabs use Hawiye. You're a Murusade, your greatest achievement's the warlord Qanyare.
Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Thu Jul 02, 2009 12:40 am
by Somaliman50
CoolPoisons wrote:abakar, only langaabs use Hawiye. You're a Murusade, your greatest achievement's the warlord Qanyare.
I am Karanle Hawiye, how can i be a laangaab? LoL @ Qanyare. Somalia's finance minister during Barre's era was Murusade

Re: Salaam Reer Dhuusamareeb
Posted: Fri Jul 03, 2009 12:09 pm
by Muhammad bin Harti
Abakar20 is right, sacad and salabeen were born to another bah. they were raised by the mother of ceyr & saruur. But they all have the same father. and salabeen was the oldest.
other then that, I have seen a lot of isaaq & hawiye weddings in diaspora. everyone thought i was sacad siciid, because i look like k'naan and i speak with a mudug accent.