Page 1 of 2

A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Thu Apr 26, 2012 8:12 pm
by TheblueNwhite
Cadaado (GRN):-Munaasabad daaha looga rogayay Laab ay Mu’sasada waxbarashada ee Iftiin ku soo kordhisay Dugsigeeda sare ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Cadaado.

Xaflada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay xarunta dugsiga sare ee Iftiin, waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb, Waxgarad, waalidiin, macalimiinta Iskuulka sare ee Iftiin iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa waxaa lagu daah furayay Laab ardad Iskuulka sare ee Iftiin lagu tusayo sida ay u shaqeeyaan maadooyinka Kiimikada ah.

Qaar ka mid ah ardad Iskuulka ayaa madasha ku soo bandhigay tijaabooyin ku saabsan sida ay u fal galaan maadooyinka Kiimikada leh ee Chemistry-ga, iyadoona dhammaan dadkii xaflada ka soo qayb galay ay arrintan ku tilmaameen mid deegaanka waxbaarshadiisa kor u qaadaysa, iyagoona u maahd celiyay Mu’asasada Iftiin oo noqotay Hay’adii ugu horaysay ee Laab casri ah oo ardadu casharadooda ku bartaan ka hir galisay Gobolada dhexe gaar ahaan Ximan iyo Xeeb.
Xoghayaha waxbarashada maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa sheegay inay Mu’asasada Iftiin deegaanadan ka qabatay hawl muhiim ah, isagoo madaxda Mu’asasada ku dhiiri galiyay inay sii wadaan shaqadaas, waxaana uu hoosta ka xariiqay inay la shaqaynayaan Mu’asasada Iftiin.

Ugu dambayn waxaa xaflada ka hadlay Ustaad C/llahi Sh Xassan Muxumud oo ah madaxa qaybata waxbarashada G/ dhexe ee Mu’asasada Iftiin isagoo sheegay inay hay’adan waxbarasho aas aaseen dhalinyaro da’ yar oo qurbaha ku nool ayna ka go’an tahay inay hormariso waxbarashada iyo inay wax ka qabato adeegyada kale ee bulshada muhiimka u ah sida caafimaadka.
Waa markii ugu horaysay ee Iskuul ku yaal Cadaado lagu kordhiyo Laab inta la xasuusto taariikhda, iyadoona Mu’asasada Iftiin ay noqotay hay’adii ugu horaysay ee hormarkaasi horseed u noqotay.

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Thu Apr 26, 2012 8:16 pm
by TheblueNwhite
Image

Image

Image

Image

Image

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Thu Apr 26, 2012 8:18 pm
by Grift
Image
What's with the mask in a lab, what if there's a bunsen burner and it catches fire? I mean wtf. :?

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Thu Apr 26, 2012 8:24 pm
by TheblueNwhite
Wtf is the right reaction.

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sat May 26, 2012 10:16 pm
by OliveOil
Eeww

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 5:20 am
by TheblueNwhite
Saleebaan doing it big. :up:

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 8:11 am
by BlackVelvet
I am guessing they take off the niqaab when the bunsen burners come out. :lol:

Saleebaan doing it big. :up:
Il jeexs :clap:

(glory hunting) :lol:

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 8:25 am
by Tuushi
This is just jounalist showings,i doubt she will lean over a Bunsen burner wearing that indha shareer.

Somalia getting alive. :up:

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 11:09 am
by OliveOil
Eeewww

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 11:10 am
by BlackVelvet
i doubt she will lean over a Bunsen burner wearing that indha shareer.
:lol: :lol:

That is not funny istaqfurullah :(

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 11:12 am
by Tuushi
i doubt she will lean over a Bunsen burner wearing that indha shareer.
:lol: :lol:

That is not funny istaqfurullah :(
:lol: Maybe,she just doesnt want to show her face for the photo ops?

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 11:18 am
by BlackVelvet
That makes sense hadn't thought of it until you said it. These photos are now all over the world. Smart girls :up:

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Sun May 27, 2012 11:22 am
by Tuushi
:up:

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Mon May 28, 2012 6:07 pm
by FarhanYare
Eeww
lol HATER!

Re: A new lab for Iftin Secondary School in Cadaado

Posted: Thu May 31, 2012 7:35 am
by OliveOil
You know Saleebaan are the least favorite people of mine :lol: