Page 1 of 1

Two more districts in Galgaduud !

Posted: Fri Sep 07, 2012 10:48 am
by GIJaamac
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya oo lagu magacaabay Degmooyin Cusub (Aqri)

Sep 6, 2012 (Gobolada Radio) Waxa loo aqoon saday Deegaanada Godinlabe iyo Docoley oo hoosyimaada Maamulka Ximan iyo Xeeb Degmooyin Buuxa iyadoona wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya lagu aqoon saday.

Wareegtadan oo dhowaan ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka ayaa si toos ah loogu shaaciyey in degmooyin buuxa loo aqoonsaday Godinlabe iyo Docoley.

Hadaba Waxa inoo suurta gashay in aan helno mid ka mid ah wareegtadii lagu soo magacaabay Degmooyinka Godinlabe iyo Docoley ee Gobolka Galgaduud.

Image

Image

Image

http://www.goboladaradio.com/?p=2233

So galgaduud is like

Cadaado=saleebaan
Godinlabe=Saleebaan
Docoley=Saleebaan
Galinsoor=Saleebaan
Dhuusamareeb=Ceyr
Guriceel=Ceyr
Cabudwaaq=Daarood
Ceeldeer=Abgaal
Ceelbuur=Duduble/Murusade

We got galgaduud on lock :stylin:

Re: Two more districts in Galgaduud !

Posted: Fri Sep 07, 2012 11:17 am
by 1moonlight

Galinsoor=Sacad
Dhuusamareeb=Ceyr
Guriceel=Ceyr
Cabudwaaq=Daarood
Ceeldeer=Abgaal
Ceelbuur=Duduble/Murusade

We got galgaduud on lock :stylin:
Galinsoor is 100% Sacad mostly Reer Jalaf.

Re: Two more districts in Galgaduud !

Posted: Fri Sep 07, 2012 11:21 am
by GIJaamac
Galinsoor is 75 % saleebaan rest are sacad sxb and its located in galgaduud, as you know sacad have no lands in Galgaduud. mudug ha idin deeqdo sxb :lol: :lol:

Re: Two more districts in Galgaduud !

Posted: Fri Sep 07, 2012 11:53 am
by DayaxJeclee
uff iljeex maxaa isku kala saarsaaraysaan. :down:

Re: Two more districts in Galgaduud !

Posted: Fri Sep 07, 2012 2:32 pm
by 1moonlight
Galinsoor is 75 % saleebaan rest are sacad sxb and its located in galgaduud, as you know sacad have no lands in Galgaduud. mudug ha idin deeqdo sxb :lol: :lol:
Galinsoor 100% waa Sacad and yes its in Galgaduud. what do you mean Sacad don't live in Galgaduud? most of my Family and laf/jilib are Reer Galgaduud Reer Ceelbuur and i lived in Ceelbuur believe it or not Sacad lives in every region of Somalia.

again STOP claiming dhul aadan laheen mr internet tough guy.

Galinsoor ilaaheey ayaa marqaati ka ah inuu Sacad leeyahay iyo inuu Sacad maamulo. ilaaheey ayaana marqaati ka ah cidii isku daydo ineey sheekato ineey ceeb kala kulmeeyso.