Page 1 of 1

Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 8:05 am
by AbkoowDhiblaawe
Allaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha fulinta ururka ahlu Sunna.

Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa saaka ay dayuurad ka soo qaaday magaalada Guriceel ee gobolka Galguud kadib markii uu xanuunsaday.

Allaha u naxariistee Shiikh Maxamed Xeefow ayaa waxaa la sheegay in uu qabay cudurka Sokorta ama kaadi macaanka.

Shiikh Maxamed Xeefow ayaa waxaa uu ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho halkaasi oo la keenay

Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 9:33 am
by FarhanYare
AUN may allah grant him janatul fardowsa

Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 10:36 am
by AbkoowDhiblaawe
Sad day for Ayaanle Ceyr. May he rip :(

Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 11:41 am
by GIJaamac
Ilaahey ha u naxariisto. Naf walba waa tii geerida dhadhamisa. 2 days ago wuxuu qabanaayey shir jaraaid maantana gurigiisa rasmiga ayuu u hoydey. AUN, Ilaahey janada haka waraabsho. Samir iyo iimaan to his family.

Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 12:08 pm
by FarhanYare
Ilaahey ha u naxariisto. Naf walba waa tii geerida dhadhamisa. 2 days ago wuxuu qabanaayey shir jaraaid maantana gurigiisa rasmiga ayuu u hoydey. AUN, Ilaahey janada haka waraabsho. Samir iyo iimaan to his family.
:up: amiin

Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead

Posted: Wed Feb 13, 2013 12:39 pm
by AhlulbaytSoldier
AUN
Xeefow was good man, even though i disagree with his sufinimo.