Postby Qule*Qurac » Sat Feb 10, 2007 3:21 pm
Dalal, maad naga deeysid waxaas, koleyba war xuma iyo qabyaalad waxaanan eheyn soo kordhini maayaane, ilameeyna ahan inuu ku jiro mid caabudwaaq waligi arkay (includuing myself, but atleast it's my ultimate goal to go there).
walaal hadaad caabudwaaq soo aragtay, iiga sheekey. Hadu ilaahey yiraahdo, waxaan jeclahay inaan soo booqdo soon.