Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

Beled-Xaawo:- Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Beled-Xaawo iyo ciidamada Dowladda oo xoog looga soo saaray qeybo ka mid ah B/Xaawo.
25. februar 2011

Beled-Xaawo(Allpuntland)-Wararka ka imanaya Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegayaa in ciidamada Dowladda KMG galabta dib looga soo saaray qeybo ka mid ah degmadaasi oo ay maanta galeen iyadoona qeybo ka mid ah Degmada ay gubaneeyso.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in dagaalka maanta dhan socday uu caawa istaagay hasa ahaatee rasaas goos goos ah iyo madaafiic la maqlayo kuwaasi oo lagu garaacayo gudaha Degmada B/Xaawo oo haatan Shabaabku ay joogaan.

Warar qaar ayaaa sheegaya in dagaalka ay qeyb ka yihiin ciidamo Itoobiyaan ah kuwaasi oo madaafiic dagaalka uga qeyb qaadanaya inkastoo masuuliyiin ka tirsan Dowladda ay beeniyeen , waxaana dadka degaanka ay ku soo waramayaa in goobo ganacis iyo guryo ay gubanayaan ka dib markii madaafiic ay ku dhacday.

Saraal ka tirsan labada dhinac ee Al Shabaab iyo Dowladda KMG ayaa guulo ka kala sheegaynaya dagaalka, waxaana la sheegayaa in meydadka labada dhinac ay yaalaan duleedka magaalada iyo gudaheedaba , waxaana dadka dhintay ka mid ah rayid waloow inta badan dadka maalintii shalay magaalada ay isaga baxeen.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by XimanJaale »

There was no Ethiopian that took part in the fight qaldaanyahow keep on believing in al shabab propoganda nacaladyahay
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Patriot »

Dude naxaris malihid now you just made Ximan have a sleepless night :lol: :lol: :lol:

Anyway its a tom and jerry affair and as you can see only civilians are suffering.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: there were ethiopians ama did ama doon
Scarletmoon1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Tue Jan 04, 2011 4:14 pm
Location: Boston

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by Scarletmoon1 »

Ethiopians in Somalia :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

Scarletmoon1 wrote:Ethiopians in Somalia :lol: :lol: :lol:
is that so weird they were there in 2008 , and last week they were in hiiraan :| and now in gedo
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by Voltage »

Bal maxaa ka galay Beled-Xaawo waa yaabe
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

Voltage are you with the Ethiopians or with Musliminta
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Patriot »

The_Emperior5 wrote:Voltage are you with the Ethiopians or with Musliminta
Voltage is with SSC :som: :up: 8-)
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

The_Patriot wrote:
The_Emperior5 wrote:Voltage are you with the Ethiopians or with Musliminta
Voltage is with SSC :som: :up: 8-)
and since when are you the afayeen of Voltage :|
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Patriot »

The_Emperior5 wrote:
The_Patriot wrote:
The_Emperior5 wrote:Voltage are you with the Ethiopians or with Musliminta
Voltage is with SSC :som: :up: 8-)
and since when are you the afayeen of Voltage :|
Since MSB made Gabiyow Afayen :mrgreen:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by Voltage »

I am for peace and security for my mom's brothers who live there.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Alshabaab removes Ethiopians from Beledxaawo

Post by Shift »

The_Emperior5 wrote:
Scarletmoon1 wrote:Ethiopians in Somalia :lol: :lol: :lol:
is that so weird they were there in 2008 , and last week they were in hiiraan :| and now in gedo
Hiiraan waxa ka raacay ma maqashay,itopianki iyo qashinki la socday ba dhagtaa dhiiga loo daray :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”