Muqdisho: (Sh. M. Network) Taliska Ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay inay magaalada Muqdisho ka saarayaan Xarakada Al Shabaab oo dagaalo kula jirta dowladda Soomaaliya.
Kadib Munaasbad balaaran oo maanta ka dhacday Xarunta Iskool Buluusiya ee Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin farabadan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Taliyaha Cusub ee Ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya Sareeye Guuto Shariif Sheekhunaa Maye.
Munaasabadda ay qudbado kala duwan ka jeediyeen Mas’uuliyiin farabadan ayaa taliyaha Ciidamada booliska ee dowladda Shariif Sheekhunaa Maye oo ka hadlay waxaa uu sheegay in ciidamada booliska ee dowladda Federalka ay dabar goyn doonaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab islamarkaana ay soo celin doonaan amnigii iyo kala dambeyntii Magaalada Muqdisho.
Sareeye Guuto Shariif Sheekhunaa Maye ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in muhiimadda 1-aad ay ciidanka booliska ay tahay inay kusoo celiyaan si dhaqsi ah Magaalada Muqdisho Xasilooni iyo kala dambey.
Dhawaan ayay aheyd markii Madaxweyne Sheekh Shariif uu xil ka qaadis ku sameeyay Taliyeyaashii hore ee Ciidamada booliska, Milatariga Nabad sugidda iyo Asluubta islamarkaana uu magcaabay Taliyaal cusub, waxaana Sareeye Guuto Shariif Sheekhunaa Maye uu ka mid ahaa Taliyeyaashii uu Magacaabayh Madaxweyne Shariif oo la doonayo inay wax ka badalaan xaalada dalka Soomaaliya.
Taliska booliska oo sheegay in Shabaab ay ka saarayaan Muqdi
Moderator: Moderators
- fatimazahra
- SomaliNetizen

- Posts: 693
- Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
- Location: United States of Somalia
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 396 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 0 Replies
- 520 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 809 Views
-
Last post by quark
-
- 4 Replies
- 597 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 1 Replies
- 531 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 3 Replies
- 378 Views
-
Last post by halfoshalfom-614
-
- 1 Replies
- 377 Views
-
Last post by damu
-
- 0 Replies
- 247 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 389 Views
-
Last post by gemini07
-
- 2 Replies
- 392 Views
-
Last post by galia