Major disagreements in Jubaland conference

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Major disagreements in Jubaland conference

Post by The_Patriot »

Gaafoow “Waa run lacag in laga jabsaday xafiis kuyaalla garoonka Adan Cadde airport laakiin…?”
February 28, 2013 - Written by xayi - Edited byxayi

Taliyaha hogaanka jinsiyadaha iyo socdaalka Dawlada Somalia Janeral Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ka hadlay arin ka dhacday garoonka adan cade.

Gaafoow waxa uu sheegay inay jirto lacag badan in laga dhacay xafiis ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha muqdisho ee Adan Cadde airport.

Waxa uu sheegay Taliyaha inay lacagtaasi maleynayaan in shaqaalaha garoonka ay jabiyeen qasnadii ay ku jirto qaarkoodna la hayo baaritaanana ay ku socdaan.

“Waa run lacag in laga jabsaday xafiis kuyaalla garoonka Adan Cadde airport laakiin sida loo baahiyey warkaasi maahayn ayuu yiri Gaafoow”

Waxa uu tibaaxay Taliyaha in burcadu ay jabiyeen qasnad ay ku jirtay lacag gaareysay $130,000 (Boqol iyo Sodon kun oo dollar) hayeeshee ay ka bixiyeen $20,000 (Labaatan Kun Dollar) ayna qaateen $110,000 Dollar.

Gaafow waxa uu sheegay inay lacagtaasi ahayd mid lagu doonayey dhismaha migrationka garoonka oo lagu dhisi rabay hayeeshee la jabsaday sida uu hadalka udhigay burcadiina la hayo.

Idaacada Kulmiye ee magaalada Muqdisho kutaalla ayaa baahisay todobaadkaan horaantiisii inay burcad jabsadeen qasnad uu lahaa janeral Gaafow lacag badana laga qaatay walaw taliyuhu beeniyey inuu lacagtaasi isagu gaar ulahaa.

Thats why we need Jubaland :ufdup:

Hilib dofaar madhahiro.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Major disagreements in Jubaland conference

Post by Advo »

What happen to the cameras?

surely $130,000 was not in a wooden box somewhere in a remote corner around workers who make probably $20 a month, This guy doing the press conference knows more than we think, someone check his house.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”