XogWaran* Dood Kulul Sh/Hoose* HabarGidir vs Dir ( VIDEO )

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

XogWaran* Dood Kulul Sh/Hoose* HabarGidir vs Dir ( VIDEO )

Post by 1moonlight »



Maasha Allaah well done to Brother Ismaaciil Xaaji Nuur, HabarGidir iyo Hawiye cid Shabeelada Hoose ka xigto ma jirto.

Odayga runta ayaa loo sheegay beesha Dir waa looga tiro badan yahay Shabeelaha Hoose, xitaa odayga asagaa qirtay in hadii doorasho dhacdo ee Hawiye Ku guuleeysanaayaan.

Gobolka Shabeelada Hoose Hawiye ayaa iska leh, HabarGidir waxeey ka mid tahay qabiilada ugu badan ee dega Shabeelada Hoose.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”