Warar aan ka heleeyno dowlad deegaanka gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in ay wateen Milatariga Itoobiya Madaxweynihii iscasilay Cabdi Maxamuud Cumar.
Cabdi ayaa laga qabtay magaalada Jigjiga walina lama oga halka rasmiga ah ee ay la aadeen ciidamadii kaxeeystay.
Inta badan Magaalada Jigjiga waxaa gacanta ku haya ciidamada Federaalka Itoobiya, magaaladana maanta xaalad degenaan ah ayaa laga soo sheegayaa, inkasta oo meelaha qaar ay wax ka dhaceen.
Wararka qaar ayaa sheegaya in loo kaxeeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasi oo horey looga yeeray islamarkaana uu ka dhago adeegay inuu tago.
Cabdi Maxamuud, ayaa la rumeysan yahay inuu waday qorshe ka dhan ah dowlad federaalka Ethiopia, waxaana uu kasoo horjeeday qeybta qoondo ahaan Soomaalida kaga soo aadayso dhaqaalaha shidaalka laga helay DDSI.
Shalay ayay ahayd markii madaxweynahii dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay,isla markaana madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.
EDF forces have captured and imprisones Cabdi Iley
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: EDF forces have captured and imprisones Cabdi Iley
Cabdi iley is back 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 17597 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 1005 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 43 Replies
- 4670 Views
-
Last post by Maroodijex
-
- 50 Replies
- 7017 Views
-
Last post by TarTar
-
- 10 Replies
- 1769 Views
-
Last post by waraabe251
-
- 5 Replies
- 1396 Views
-
Last post by TeeriReturns
-
- 18 Replies
- 2682 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 63 Replies
- 10340 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 1 Replies
- 854 Views
-
Last post by Eaglehawk
