Madasha got swindled again!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Madasha got swindled again!

Post by sahal80 »

im loving it!

Damn these guys never learn from their mistakes again and got outfoxed again the first one was 2017

PM is coming from Farmaajo again so they started sending qaylodhaan to beesha caalamka to force him pick the pm from them
:russ: :dead:


odowaa and the mp who was called al shanaab by crazy goodax mp









but the pm will be HG 90%

top 2 favourite candidates

Villa Somalia Chief of Staff Dr Fuursade Sacad HG he was born in Baladweyne
http://www.somaliweyn.org/2020/07/26/ta ... -fuursade/


Gen caydiid lookalike Cabdninaasir waa Sacad Reer Jalaf waxaa abtiyaal u ah Mareexaan oo waxaa abti run ah u ah mp Cabdishakuur Mire(Gaal eri), Waxuu Mareeykanka ka ahaan jiray Dentist. Waxay aad isagu dhaw yihiin Fahad Yaasiin oo mar rabay inuu ka dhigo Safiir laakiin waxaa diiday Cabdinaasir oo safiir ku qanacsaneen. Doorashadi dhaweeyd ayuu madaxwayne isku soo rashaxay.


out of these two i heard one Hawadle guy but i dont like to add him in the list he is safiir abukar baale i heard Farmaajo is scared of HG wants him after Fuursade. Abdinaasir is backed by mp Gaal eri and Fahad trusts him.

even if Abukar bale was picked it wont change my mind about Farmaaj o but i dont think he works for Xamar dont do Farmaajo another mistake after Kheyre you need to deal with hiraab you wont be here forever stop daydreaming!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Madasha got swindled again!

Post by sahal80 »

keeping it in the family. Fuursade-connections with Farmaajo wife he is another Kheyre



i heard Fuursade used to have institute and give people computer courses late 80s also his profile says he was professor at the Somsli national university and al cayn university in the UAE




Chief of Staff, Office of the President, Federal Republic of Somalia,
@TheVillaSomalia
. Former Lecturer of Somali National University & UAE University, AlAin

back to his zaynab and Murusade connections
Fuursade waxaa uu qabaa naag Murusade ah oo la ilmo adeer run ah ( First cousin) lah ah xaaska Farmaajo Saynab Cabdi Macalim, sidoo kalana habar yar run ah ( maternal aunt) u ah xaaska Farmaajo. Waxaa laga yaabaa in aad is waydiisid sidee halmar ay u wada noqotay inadeer koobaad iyo habaryar run ah laakiin waa sidaan soo socota:

Hooyada dhashay xaaska Fuursade oo ahayd hawadle ayaa ayadoo garoob ah wadatana gabar ay dhashay oo ayadana hawadle ah waxaa kala guursaday laba nin oo wada dhashay. Waxay kala guursadeen islaanta garoobta ah iyo gabadheeda oo labadaba Hawadle ah. Labada nin ee walaalaha ah waxaa la kala dhihi jiray Muxumad Macalin ( aabaha dhalay xaaska fuursade) iyo Cabdi Macalim ( aabaha dhalay Xaaska Farmaajo)

Muxumad Macalin waxaa uu guursday islaanti garoobta ahayd gabadheedina waxaa guursaday walaalkiis Cabdi Macalim. Islaanti garoobta ahayd waxay u dhashay Muxumad Macalim gabar noqon doonta xaaska Fuursade iyo wiil Cabdi Door(Ninkii Farmaajo sheekh shariif ukeenay markuu pmka u magacaabay). Markaas ayaa gabadhi ay hore u wadatay ee Cabdi Macalin guursaday ayadana u dhashay gabar noqon doonta xaaska Farmaajo ( Saynab Cabdi Macalim). So Fursade's wife is the maternal half sister of Saynab Macalin's mother and the first cousin of Saynab. Fursade's wife and Cabdidoor is full siblings ( isku hooyo iyo isku aabo) Cabdi Door was the maternal half brother of Saynab's mother and the first cousin of Saynab.


ilaa hada fuursade ayaa ugu dhaw oo heesta dhagta farmaajo oo ah xaaskiisa laakin waxaa lagu leeyahay war nin banaanka dawlada ka keen si aan naloo kashifin kuwaasna Cabdinaasir ayaa ugu dhaw laakin wuxuu ka baqaa ibuu gaal eri qar ka tuuri rabo asagoo isleh ninkaan soo saar bari wax ha ii taree. abdinaasir is very independent guy who wants to become president

i like abdinaaser as independent guy.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”