Jaaliyada Turkey oo hambalyo u soo diray maamul goboleedka Awdal State
Jaaliyadaha Awdal State ee Dalka Turkeya waxaanu hanbalyaynaynaa ku dhawaaqista maamul Gobaleedka Awdal State.
anagoo ah shacbiya ku aftirsada awdal ,salal ,gabilay waxaan taageero aanan la soo koobi karayn maamul gobaleedka awdal state
taasoo aan inbadanba sugaynay gooni isutaaga iyo madaxbanaanida
goboladayada waxaanan la garabtaaganahay hiil iyo hooba hadaan nahay siyaasiyiinda da,da yar ee u soo kacday dhulkooda awdal state ,waana muqadas jiritaanka awdal state ,hanbalyo hanbalyo afhayeenka jaaliyadaha awdal state ee dalka turkey duplamac mahdi maxmuud aaye afhayeenka jaliyada ku dhaqan dalka turkey ee reer awdal state waxan leenahay hanbalayo hanybalo waa guul la gaadhay anaguna wanu tageersanaahay
Mahdi Maxmud Aaye
Afhayeenka jaaliyada Turkey
Jaaliyadaha Awdal State ee Dalka Masar oo Hambalyeeyay Maamul Gobaleedka Awdal State
Anaga ah shacbiga reer awdal, salal , iyo gebilay, ee dalka masar ku nool waan hambalyo u diraynaa dhaan shacbigayaga ku nool dunida dafahega sida ay ugu tashaden masiirkooda iyo mustaqbalkooda ku wajahan somaliland ,,gooni isu taga awdal statena waa muqadas wanan hirgalinaynaa haday noqoto qori , iyo qalinba, wanan tageersanahay shirka canada edminton ee lagaga dhawaqay gooni isu taga ismamulka awdal state.
Wanaa arin inbadan aan sugaynay wanan so dhawaynayna , anaguna waxan qaban doona kulan baladhan oo an ku tageerayno iyo sida ay noga go’antahay gooni isu taga dhulkayaga waxan idin leenahay hambalyo hamblyo dhaman shacbiga reer awdal state.
Afhayeenka Jaaliyadaha Awdal State ee Dalka Masar
Kaltuun Rabiile Hufane
Jaaliyada iyo Ardayda Wadanka Yemen ee Ree Awdal State oo Hambalyo u Diraya Maamul Goboleedka Awdal State
Anaga oo ah ardayda iyo waliba jaaliyada kale e kunool dalka yeman waxaan hambalyo iyo taageero buuxdaba u diraynaaa maamul goboledka cusub ee lagaga
dhawaqay dalka canada waxan kaloon ugu baqaynaa dhaman dadka kasoo jeeda gobolada awdal gebilay iyo salal ee ku nool dunida inay dhamaan kuwada dhawaqan maamulka cusub ayna taageeraan .
ku dhawaqistan oo inbadan lawada sugayay ayuu ilaahay hada noo hirgaliyay dhaman insha allah wanku wada dhawqi doonaa hadii ilahay yidhaa waxanan ku soo ducaynaynaa ilahay inuu isku toosiyo inagana dhigo kuwii si daacada ugu sheqaya dadkooda iyo dalkoodaba
xubinka mida ururka dhalinyarada adal brothers association in yeman (ABAY)
abdiaziz hassan hoori
hadhramout university
hoori02@hotmail.com
source.
awdalstate.com