Re: What Would U do if U Married into the Wrong Qabiil
Posted: Thu Jun 07, 2007 4:36 pm
You must have been drunk or biting that lucky Tufaax when you posted this thread..
Naagtaada meel walba ka timaado maalinta nikaaxa dhaco, reerkaaga bay ka tirsan tahay.
qaaraanka xitaa waa inay adiga kula bixiso,
Naagtaada meel walba ka timaado maalinta nikaaxa dhaco, reerkaaga bay ka tirsan tahay.
qaaraanka xitaa waa inay adiga kula bixiso,