Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Postby Hiiraan boy » Mon Jun 11, 2007 4:37 am

Ciidamo gaadhaya 3500 oo askari oo kasocda Dawlada KMG ah oo kusii jeeda J/hoose.
Warkii 11-Jun-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk

Waxaa kusii jeeda deegaanka J/hoose ciidamo aad ufara badan oo kasocda Dawlada KMG ah ee Somalia ciidamadan ayaa waxa ay ka dhaqaaqeen Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo u joogeen hawlo nabadayn laba beelood oo halkaa ku dagaalmay.

Ciidamadan ayaa amar lagu siiyay sida warar lagu kalsoon yahay ay nagu soo gaadhayaan inay gudaha ugalaan magaalada Kismaayo oo ay ka xoreeyaan maleeshiyaad Beeleed gacanta kuhaysay magaalada mudooyinkii u dabeeyay kadib markii ay kula wareegeen dagaal qadhaadh oo ay dad badan ku nafwaayeen oo ka dhacay gudaha magaalada.



Ciidamadan ayaa waxaa ay kusoo beegmayaan xilli ay magaalada Kismaayo iyo hareereheeday ay ka jiraan colaado isasii taraya oo ku aadan gacan kuhaynta magalaada iyadoo ay ciidamadii Dawladuna ay kusugan yihiin meel banaanka ka ah magaalada Kismaayo.



Ciidamada kusugan banaanka magalaada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminaya Coll: afguduud oo hadhcad laga soo saaray magaalada Kismaayo hadana utafaxadanaya sidii uu dagaal danbe ugu qaadi lahaa magaala Kismaayo oo horay looga saaray waxaana la filayaa in ciidamadan kusoo fool leh magaalada Kismaayo ay ku biiri doonaan ciidamada dibad jooga ah.



Hadaba ciidamadan hadda ku wajahan magaalad Kismaayo ayaa waxaa la filayaa inay keeni doonto gacan kahadal danbe oo ka dhaca magaalada Kismaayo gacan kahadalkaas oo khasaare u keeni kara bulshada ku dhaqan magalaad ama ciidamada markaa dirirtu u dhaxayo taas oo aan ahayn wax meesha ku jirta in khasaare danbe uu ka dhaco deegaanka.

Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Postby Hiiraan boy » Mon Jun 11, 2007 4:45 am

i think this gonna be biggest war ever

User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Postby galia » Mon Jun 11, 2007 5:02 am

All ay and the tfg do is bring more war, this battle in kimayo is unnecessary, why don't the tfg just negotiate with the merehan clans men

User avatar
zackabdul
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3313
Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
Location: The Canadian Artic

Re: BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Postby zackabdul » Mon Jun 11, 2007 5:19 am

xawadle_boy,

They are attacking the city??

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: BREAKING NEWS 3500 MIRIFLE ASKAR GO TO KISMAAYO

Postby Luq_Ganane » Mon Jun 11, 2007 5:32 am

Hawadle Boy,

You officially have the title of posting the most, questionable headlines, from the most unreilable sources.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 27 guests