Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS NEW POLITKAL PARTY HAWIYA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS NEW POLITKAL PARTY HAWIYA

Postby Hiiraan boy » Mon Jun 11, 2007 4:41 am

Gole dhaqan oo ay leeyihiin beelaha Hawiye oo lagu dhawaaqay

Click here to find shabelle news in English

Mogadishu 10, June.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka beesha Hawiye ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho gole dhaqan oo ay leeyihiin beelaha Hawiye.

Golahani oo lagu magacabo golaha dhaqanka iyo midnima ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Somalia, golahan ayaa waxa uu ka kooban yahay sida lagu sheegay warsaxafadeedka ila 151 xubnood kuwaasi oo kala ah guddoomiyaha galaha gudiga fulinta afhayeen iyo waxyaha fulinta.

Warsaxadeedkan ayaa lagu sheegay in ay u dhanyihiin dhamman beesha hawiyo golaha cusub ee maanta laga dhawaaqay magalada Muqdisho.

Golaha ayaa si kulul ugu cambaareeyay qaabka uu iminka u socdo shirka dib u heshiisiinta qaran ee dhawaan lagu wado in uu ka dhaco 14 ka bishan kaasi oo iminka ay ka socoto qabanqaabadiisa magalada Muqdisho.

Qodobada war saxaafadeedka

1) In shirka dib u heshiisiinta uu yahay mid lagu marin habaabinaayo bahweynta Soomaliyeed iyo beesha caalamka kaaso ah mid uga sii daraya xaalada uu dalku iminka marayo.

2) Odayaasha dhaqanka beesha Hawiye waxa ay u soo jeediyeen guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta qaran ee uu hogaaminaayo mudane Cali Mahadi Maxamed in uu qiimeeyo oo uu hooos u eego waxa ay tabanayso beesha Hawiye ka hor inta aan la gaarin xilliga shirka lagu balamay qabsoomidiisa, waxana warka odayaasha lagu sii daray in ay xitaa qoraal ahaan ugu gudbiyeen Cali Mahdi taasi oo ay u sheegeen duqayda in uu la balamay isla markaan uu balan qaaday in uu wax weyn ka qaban doono waxa ay tabanayaan odayaashi, hase ahatee waxa ay shaaca ka qaadeen in aanu dib ugu soo laaban.

3) Waxaanu uga dignay dowladda Somalia in ay joojiso xariga iyo hanjabaada joogtada ah ee ay ku hayso shacabka soomaliyed gaar ahaan kuwa ku nool caasimada Muqdisho iyaga oo xusay in aanay ku jirin axdiga kumeel gaarka ah in lagu tunto xuquuda muwaadinka soomiyeed iyada oo aan loo haynin wax cadayn ah isla markaana aan la galin Karin aqalkiisa iyada oo aan waxa waraaq ah laga wadan maxkamadda.

4) Ugu dambeyntii waxaa warka odayaasha lagu sheegay in ay ku guda jiraan sidii ay qareeno ugu qaban lahayeen dadka u xiran ciidamda Ethoipia iyo kuwa dawladda soomaliya kuwaasi oo ay xaaladooda cafimaad si weyn uga dayriyeen odayaasha dhaqanka.

Arrintaan si kastaba ha ahaatee waxaa golahaan cusub guddoomiye loogu doortay in uu noqdo Xaaji Cabdi Imaan oo haray u ahaa guddoomiyihii odayaasha dhanka beesha Hawiye halka afhayeenka golahana laga dhigay Nabadoon Axmed Diiriye Cali

User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: BREAKING NEWS NEW POLITKAL PARTY HAWIYA

Postby galia » Mon Jun 11, 2007 5:03 am

Soon hawiya will have indepndence from somalia

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS NEW POLITKAL PARTY HAWIYA

Postby The_Emperior5 » Mon Jun 11, 2007 7:00 am

that would be a great thing

hawiye independence darood independence isaaq independence perfect no need for war then


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 35 guests