Page 1 of 2
Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 10:50 am
by Ina Baxar
A couple of months ago we all remember as it has been posted here by our Puntland friends , a thread about :"Kulamadii Wasiirada Puntland iyo Hay’adaha iyo Dowlada Sweden "
Waxa haddaba dhacday in wasiiradii Puntland ka yimid ay ka codsadan dowladda Sweden in
Somaliland lacagta laga xidho !!
quote-->"Wasiiradu waxay cabasho ka dhiibeen qaybta ka hadlaysa Somaliland oo loo fahmi karo sidii dal ka madax bannaan Somalia, taa oo ay garowsadeen mas’uuliyiinta Sweden iyagoo muujiyey inuu yahay khalad u baahan in la saxo."
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... hp?id=7158Well way ka soo fikireen nimankii Swedish-ka ha , waxayna ku jawaabeen sidatan
quote-->"The Swedish Government gave assurance that its governments committment to support Somaliland will continue, and that the Swedish government will discuss directly with Somaliland when it comes development cooperation"
http://www.tvsomalilandeurope.net/ 
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 10:53 am
by DawladSade
waa la yaab, i think you really like puntland and wish you were harti

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 10:54 am
by Ina Baxar
Haddaad darood tihin , acheivement kiina idinku weyn maanta ayaa Puntland ah , I'm just showing y'all that you are NOTHING compare to us

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 10:58 am
by DawladSade
No, it striked me how you really, really like Puntland. this is a classic psych case

, not a day goes by without you starting a topic devoted to puntland from the girls la isa siiyey, to etc to etc

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:00 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="Ina Baxar"]A couple of months ago we all remember as it has been posted here by our Puntland friends , a thread about :"Kulamadii Wasiirada Puntland iyo Hay’adaha iyo Dowlada Sweden "
Waxa haddaba dhacday in wasiiradii Puntland ka yimid ay ka codsadan dowladda Sweden in
Somaliland lacagta laga xidho !!
quote-->"Wasiiradu waxay cabasho ka dhiibeen qaybta ka hadlaysa Somaliland oo loo fahmi karo sidii dal ka madax bannaan Somalia, taa oo ay garowsadeen mas’uuliyiinta Sweden iyagoo muujiyey inuu yahay khalad u baahan in la saxo."
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... hp?id=7158Well way ka soo fikireen nimankii Swedish-ka ha , waxayna ku jawaabeen sidatan
quote-->"The Swedish Government gave assurance that its governments committment to support Somaliland will continue, and that the Swedish government will discuss directly with Somaliland when it comes development cooperation"
http://www.tvsomalilandeurope.net/ 
[/quote]
loooool

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:03 am
by Ina Baxar
Well at least my threads have a lil more class than your " Hooyada dhabayacada ka wase , Af-Guduud haddu Kismaayo kusoo labto, blahblahblah % ** & #....
Anigu dowladda Puntland baan wax ka sheega , shicibka reer Puntland see waa walaalaheen

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:04 am
by zulaika
ina baxar
i thought u stopped talking about qabil....oo maxaa dhacey?
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:08 am
by Ina Baxar
Ma aniga zulaika? NEVER , I never said that, samatar & liqaaye did , not me!
Besides this is no cheap shot , waa run !!! Iyaaga ku yidhi Sweden waxba ha siinina Somaliland { it's right there in the horseed link} . Haddeed ma runta ha sheegin ayaabay gaadhay sheekadu ?

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:09 am
by DawladSade
Ina baxar, divide and conquer doesnt work

anigu horta aflagaadaas layguma yaqaan, waligeyna mar aan sidaas u caytamay waxay ahayd towards another wax aad adigu bilawday oo ku saabsanaa fal adeerkaa habane sameeyey, aniga tolka runta ayaan tusayey cadowgoodu ka uu yahay ayaane ku leexinayey
sidaa ay tahayne, puntland iyo mareexaan markii colaada naagu darnayd an morgan kismaayo ka saareyne bey xataa casuumad noo diireen inaan puntland ku biirino deegaamadeena halkaa jiro, marka sxb waxba ka dhex shaqayn maysid
so dont' change the topic, every single morning waxaa caado kuu ah puntland baa sidan samayse, sidan dhiibtay and it just striked me how much you wish you were a puntlander
reer tolkay gacan iyo lug yaan u taagay, noolow ayaan leeyahay hadii sidaa loo raba

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:13 am
by The_Emperior5
puntland was esteblesh ku dayasho somaliland 1998
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:15 am
by zulaika
[quote="Ina Baxar"]Ma aniga zulaika? NEVER , I never said that, samatar & liqaaye did , not me!
Besides this is no cheap shot , waa run !!! Iyaaga ku yidhi Sweden waxba ha siinina Somaliland { it's right there in the horseed link} . Haddeed ma runta ha sheegin ayaabay gaadhay sheekadu ?

[/quote]
oops my bad...laakin' i thought the swedes were Sland freindly dee..why get mad, yaaba ka hoosqaadaya beentooda.

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:16 am
by Ina Baxar
Dawladsade , don't change the topic baad igu leedahay laakiin your whole post above is about how you don't hate majeerten
Listen here , man , I don't give a fu.ck wether you think I hate them or not , the thing is I am here to depict that the tactics employed by the Puntland governement didn't work!!
Do you have anything to say about that?
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:17 am
by DawladSade
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:24 am
by Ina Baxar
Have a good day !!
Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!
Posted: Mon Jun 11, 2007 11:28 am
by DawladSade
waa hagaag!!