aabihiin iyo tuugadaa tihiin maxaa dhahaa waa leeys yareeynaa kuli
ugaas diini 1984 waxaad aheeyd isbatoore NSS ah villa somalia ayaad waardiye ka ahaan jirtey adigoo koofiyad gaduudan maxaan ku ag marey.
walaahi aniga i was born 1973 dagaalkii xamar markuu ka bilaabmaayey waxaan jirey almost 18
dugsi sare waxaan ka baxey 1989
kismaayo vz hargeysa 1984 first time waqooyi galbeed koobka qaado waxaan jirey 12 jir stadiom mogadishu shoooot aan ku geli jirey ama waa leey mootin jirey.
first time aan ciyaaar football fiirsado walaahi waxay aheeyd 1979 waxaan jirey 6 sano jeenyo LL PP vz madbacada koonis stadiom never forget walaahi jeenyo WON 2 AND 0
THAT day i become TIFOOSO jeenyo ka jeenyo walaahi .
most hated team aan dunida ugu necbaa wuxuu ahaa HORSEED.
BEST LAACIB SOMALIA EVER wuxuu ahaa CANBAR KHAMIIS FROM WAXOOOL.
waryaada waxba da.diina HA QARININA dhamaanteed last 16 years civil ka jara CIMRIGIINA aniga waxaan still jiraaa 21 years last 15 years ma ii xisaabsana waxaan ka xisaabsadey 3 sano kaliya.