guhad Siciid Cayroow, no relation to Aadan Cayroow qoute((
waryaaa waa ILMO ADEER saciiid ceyroow iyo aadan ceeyroow labadooda AABE ayaa wada dhashey.
saciid ceeyroow waxaa dhaley taliye ku xigeenkii ciidanka asluubta xuseen ceeyroow,
aadan ceeyroowna waxaa dhaley odaygaas xuseen ceyroow walaalkiis.
labadoodana qabiilkooda waa ceeyr





