Ina baxar... wallahi waan qosla, dee waanan sugayay anigo
Kambuuli....Keliya waxaan garan waayey meesha ay kasoo galeen threadkan eh, haddii aad wax igu dhaanto noo sheeg, haddii kalena ka jaqaafi meesha.. [quote][/quote]

Hadaad Intaas Garan weyday, Maxaad adigo Cirka Uga soo dhacday?????????
ilen waxa wada Hadlayay INa Baxar iyo KKK iyo Executive
