C. Caato “C/qeybdiid isagaa hubka geliyay meesha, isagaana Itoobiyaan hadda ku suu hogaamiyay”
Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali Cusmaan-caato oo dhowaan ay baaritaano iyo fatashaad xogoan ku sameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya gurigiisa oo ku yaala magaalada Mudisho, gaar ahaana xaafada Seybiyaano ayaa ku eedeeyey falkii lagu baaray gurigiisa, inuu ka dambeeyey Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo isagu ah taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Cusmaan Caato oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegay in Cabdi Qeybdiid uu ka mid ahaan jiray hogaamiyeyaashii isbaheysigii SNA garabkii uu hogaamin jiray xildhibaan Caato, isla markaana uu ahaa ninkii hubka maanta la soo qufay gacantiisa kula aasay halkaasi iyo kuwa ku jiray Konteenarada, haatana uu yahay ninka ciidamada Itoobiyaanka ah ku soo hogaamiyay hubkaasi, oo ku yiri hubkan Cusmaan Caato ayaa leh.
“Cabdi wuxuu ahaa ninkii gacantiisa kula riday goobtaasi, Cabdi wuxuu ahaa, ninkii lahaa talada lagu aasay hubkaas, oo wuxuu ka mid ahaa hogaamiyeyaashii SNA, Cabdi wuxuu ahaa, ninka maanta la sheegay inuu soo hogaamiyey ciidamada Itoobiyaanka ee yiri, hubkan waxaa iska leh Cusmaan Caato, Cabdi waa ninka maanta aan ku eedeynayo inuu hubkaasi beylah ka dhigay” ayuu yiri Caato oo xusay in falkan ay dowladdu ku kacday iyada looga fadhiyo cudur daar.
Sidoo kale, Cusmaan Caato ayaa sheegay in hubka la qaatay uusan shaqsiyan u laheyn balse uu ahaa hubkii SNA oo ay ku mideysnaayeen beelo, shaqsiyaad iyo xittaa haween, wuxuuna xusay inuu wax ka lahaa talada lagu aasay hubka, balse maanta uusan shaqsiyan u sheeganeyn.
“Aniga hubkaas, shaqsiyan uma laheyn balse wuxuu ahaa dhamaan hubkii SNA, oo ay lahaayeen dad ka kooban beelo iyo shaqsiyaad, balse waxaa aniga si gaar ah ii taabatay dhaca loo geystay hantideydii isugu jirtay lacag, Dahab iyo Diinaar” ayuu mar kale yiri Caato.
Garaad Salaad Xirsi
garaadcadde@hotmail.com
CAATO BLAMES KHEYRDIID
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: CAATO BLAMES KHEYRDIID
it is just one Hutu-mooriyan prooving his loyalty to Yeey
and disarming his fellow Hutu-moriyan former boss

and disarming his fellow Hutu-moriyan former boss
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: CAATO BLAMES KHEYRDIID
[quote="kkk47"]it is just one Hutu-mooriyan prooving his loyalty to Yeey
and disarming his fellow Hutu-moriyan former boss
[/quote]
kkk47 are u for yeey?
and disarming his fellow Hutu-moriyan former boss
kkk47 are u for yeey?
-
Mrs Musika man
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: CAATO BLAMES KHEYRDIID
Im surprised hutu didnt blaim this on "puntland" soldiers
Its hutu on hutu in xamar
viva shanshi
Its hutu on hutu in xamar
viva shanshi
-
Lacageylacag
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: CAATO BLAMES KHEYRDIID
Abdikheyrdiid disarmed his own juufo.
Now they are easy meat.
Now they are easy meat.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: CAATO BLAMES KHEYRDIID
qaybdiid will go down in history as one of the men who helped governance come back to dalkayagu


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 503 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 4 Replies
- 558 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 1355 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 9 Replies
- 1114 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 3 Replies
- 651 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 10 Replies
- 908 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 2109 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 31 Replies
- 2080 Views
-
Last post by al ghazi