Send your kids to boarding school in PUNTLAND!
Posted: Mon Jun 18, 2007 5:26 pm
http://allpuntland.org/xayaysiis/macali ... 7_2b07.htm
Dugsigaan waxaa loogu talagalay in ay wax ku bartaan ayna seexdaan ilmaha waalidkood qurbaha jira ee raba in ay ilmahooda helaan waxbarasho maadi oo heer sare ah, waxbarsho diimeed iyo addab suunban.
Ardayda subaxdii waxay dhiganayaaan dugsiga Yamayska Gaalkacyo oo leh waxbarasho ku saleysan manhajka wadanka Kenya. Macalimiintana waa maclimiin Kenyan ah oo leh waxbarasho jaamacadeed. Luqada waxbarashda waa Af Ingiriisi.
Galabtii ilmaha waxay dhiganayaan Quraanka Karim oo ay barayan macalimmin qaafidinn ah. Barashada Quranka waa taxfiid uu tajwiid la Socdo.
Waxaa kaloo la baraya ilmaha siirada, axadiithta iyo adaabta suuban ee Islaamka.