Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xaalada Magaalada Kismaayo oo kacsan iyo goobaha ganacsiga o

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Xaalada Magaalada Kismaayo oo kacsan iyo goobaha ganacsiga o

Postby Hiiraan boy » Tue Jun 19, 2007 7:31 am

Xaalada Magaalada Kismaayo oo kacsan iyo goobaha ganacsiga oo xiran
Posted to the Web Jun 19, 13:41


Kismaayo:-Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa aad u kac san iyadoo magaalada gudaheeda iyo daafaheed laga dar eemayo dhaqdhaqaaq ciidan iyo diyaargarow xooggan oo ay wadaan Ciidamo ka tirsanaa Ciidanka DFKM oo markii danbe u kala jabay qaab beelood.

Ciidamada gacanta ku haya Magaalada Kismaayo ayaa ciidamadooda isugu geeyey Madaxtooyada Kismaayo halka wararka qaarna ay sheegayaan inay ciidankooda isugu geeyey tuulo kaga beegan Waqooyi Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo ayaa gabi ahaan goobihii ganacsiga albaabada loo laabay
sida Bakhaarada meelaha laga shaaho iyo waliba dukaamada , ka dib markii ay tuulooyin ku teedsan Magaalada Kismaayo ay soo degeen ciidamo ka yimid dhinaca Buulogaduud iyagoo degay Sacmooje, Qandal wada Airporka.

Dhinaca kale meleeshiyo hubaysan ayaa xabado ku furay goobo ganacsi halkaas oo ay ku geeriyootey haweenka sandaqadaha ku leh magaalada Kismaayo gaar ahaan meesha la yiraahdo Shineemo Ayaan.

Wararka naga soo gaaraya Buulogaduud ayaa sheegaya in saaka uu halkaas
ku qalibmay mid ka mid gawaarida tiknikada oo ay lahaayen Ciidamada ku sugan Buulo gaduud , gaarigaas oo ah nooca tiknikada oo loo yahaan Cabdi Bile waxaana ku geeriyooday 1 askari halka 3 kalena ay ku dhaawacmeen.

wixii war ah ee soo kordha kala soco warqabadaka Halgan.net

Halgan.net
Wariye Cabdi Yare
Kismaayo

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests