Page 1 of 1
ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 9:58 am
by KUN-DILE
A COALITION OF BOTH PARTIES.
9 months for kabashaagleh Riyoole and corrupt Udub party.

Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 9:59 am
by Hiiraan boy
qaran is habaryoonis
kulmiye is habarjeclo
may the best mayn win
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:00 am
by KUN-DILE
Burco: Bayaan ka soo Baxay Guddiga Beesha Habar/yoonis
Burco (Jam)- Guddiga Beesha Galbeedka Burco ayaa kulan ay shalay la yeesheen madax-dhaqameedyada beeshooda waxay ka soo saareen bayaan ay ku xusan yihiin go’aamo dhinacyo badan taabanaya.
Nuqul ka mid ah bayaanka ay soo saareen Guddiga Beesha Galbeedka Burco oo xalay soo gaadhay Jamhuuriya, isaga oo faahfaahsan waxa uu u dhignaa sidan:
“Shir ballaadhan oo ay maanta [shalay] isugu yimaaddeen Guddiga Beesha H.Yoonis iyo Guddiga Cuqaasha Beshu kana guriga Guddiga ayaa si weyn loogu fallanqeeyay arrimaha masiirka ee beesha ay matelaan, nabad kuwada noolaanshaha beelaha reer Somaliland ee dantu ka dhaxeyso, nabadgelyada guud, arrimaha siyaasadeed ee maanta taagan iyo kuwo ku soo socda, doorashooyinka soo fo oleh iyo kaalinta masiir ee beeshu ku leedahay.
Sidaas awgeed, dood iyo fallaqeyn dheer kadib waxay labada gole ee (Guddiga iyo cuqaashu) soo saareen go’aankan Hoos ku qoran:
-Maadaama ay soo fool leeyihiin xilliyadii doorashooyinka D/hoose iyo Madaxtooyadu lagama maarmaana ay tahay in beeshu masiirkeeda siyaasadeed ka tashato, waxa labada gole go’aamiyeen in talada beesha laysla sugo si ay uga qaybqaataan waxgaradka beesha ee kala jooga degaamada kala duwan ee beeshu degto iyo qurbo-joogga dibadda ku nool.
-In cidda keliya ee go’aanka beesha leh waa Salaadiinta, Cuqaasha iyo Golaha Guurtida, iyagoo la kaashanaya ciddii ay talo kala maarmi waayaan, isla markaana aanay jirin cidkale oo meteli kartaa beesha, kuna hadli kartaa afkeeda, haddii aan loo igman.
-Beesha go’aankeeda masiir ee siyaasadeed uu yahay meesha danteedu uga muuqato, isla markaana jiritaanka Somaliland uu yahay lama taabtaan oo aan raali laga noqon Karin cid kasta oo ka hortimaadda.
-In aanay jirin xisbi siyaasadeed oo wakhtigan xaadirka ah beeshu la gashay wax wadahadal ah.”
Xubnaha Ku saxeexnaa Bayaankani waxay kala ahaayeen.
Cawil yuusuf dhiif..Gud, Guddida Beesha,
-Ibraahin Yuusuf Diiriye..K/xigeen.
-Cali Maxamed Maxamuud
-Xasan Xuseen Faarax…. Xoghayaha
-Chief Caaqil..Cali Maxamed Colojoog.
-Chief Caaqil, Cali C/llaahi Muuse
-Chief Caqil Maxamuud Yuusuf Cawil.
-Chief Caaqi..Cabdi Cumar Aw Diiriye
Chief Caaqil Baashe C/llaahi Ibraahin
- Chief Caaqil, Cumar Suaal Cali kaar
- Chief Caaqi Xirsi Diiriye Qulaan
- Chief Caaqil Xayd Ismaaciil Jaamac
- Chief Caaqil Faarax Xuseen Gaabush.
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:02 am
by KUN-DILE
[quote="Hiiraan boy"]qaran is habaryoonis
kulmiye is habarjeclo
may the best mayn win[/quote]
Qaran = A group of politicians who want a better change in Somaliland.
If there is ever a change to take place in Somaliland, Burco is where it first happens.
BURCO CITY is on motion, Somaliland is on the move for change.
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:03 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:05 am
by Hiiraan boy
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]:lol:

burco is shit[/quote]
waryee maca burco uu caynaysa
cidagale ma dagano burco??
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:06 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
hell no too much boodh
we live between burco and hargeisa though
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:08 am
by Hiiraan boy
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]hell no too much boodh
we live between burco and hargeisa though[/quote]
laakin tolkada baa degan
reer gerxajis
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:10 am
by KUN-DILE
EOMM
Whatzup with Faysal man? The man has lost touch with the realities in Somaliland. He used to tell it as it is, now he seems very quite and dancing to the Riyaale tune? ninka miyaa la falay?
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 10:19 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="KUN-DILE"]EOMM
Whatzup with Faysal man? The man has lost touch with the realities in Somaliland. He used to tell it as it is, now he seems very quite and dancing to the Riyaale tune? ninka miyaa la falay?[/quote]
i've never had faith in that bastard, he's not smart like s11lanyo and co.
I think he works for Riyalle

Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 11:14 am
by The_Emperior5
i am for faysal cali waraabe faysal cali hussein
he can lead somaliland i belive
sylaanyo daroodka baa dhalay uuu waxb ga celley mayoo
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 11:17 am
by Hiiraan boy
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 11:25 am
by LiQaaye_TDH
There wont Be any election in 2008!!!
Dowlada Somaliland marna ma ogola This New party (Qaran) Haddan problemku waxu ka Taaganyahay, Laba Xubnood oo Commisionka ah, Intaas waxay la isku Haysanaya couple of months, hadhow muran dheer iya la gelaya, oo ku Saleysan Xisbigan Cusub etc. The Election wont be held on time trust me..... Xisbigan Cusub waxa ogol so far Kulmiye. Cid Kale ma ogola, Ucid wuu diiday, Udub'na Ma ogola...
Hiiranboy... silaanyo is not half Darood... MuJaahid Silaanyo is full HabarJeclo- Aadan Madoobe and his Reer Abtis are (Reer Yusuf)
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 11:28 am
by The_Emperior5
liqaaye manafaqnimmada maad joogeysiid xisbiga kulmiye wabu xasiidaa xisbiga qarran
xisbiga qarran wuu jiiraya every somalilander can open his political party sharciga baa qorrayaa ma aragtay
Re: ITS EITHER QARAN or KULMIYE OR
Posted: Sun Jun 24, 2007 11:49 am
by LiQaaye_TDH
[quote="The_Emperior5"]liqaaye manafaqnimmada maad joogeysiid xisbiga kulmiye wabu xasiidaa xisbiga qarran
xisbiga qarran wuu jiiraya every somalilander can open his political party sharciga baa qorrayaa ma aragtay[/quote]
adiga you have IQ of 00000,1 iska amus ninyow sidaas iyad ku Quruxbadantahaye