Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caabudwaaq replaced Dhuusamareeb as capital of Galgaduud.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Caabudwaaq replaced Dhuusamareeb as capital of Galgaduud.

Postby DawladSade » Sun Jun 24, 2007 1:34 pm

Where all the official meetings take place now. Cool

[quote]Kulankan haatan ka soconaya degmada Caabudwaaq oo ay qeybgalayaan ,dhamaan gudoomiyaasha degmooyinka galguduud ayaa waxaa lafilayaa in ay ka soo baxaan qodobo amaanka gobalkaasi wax looga qabanayo.[/quote]


Caabudwaaq: "Argagixisada ku sugan gobalkeena ayaan rabnaa in aan ka saarno"Gudoomiyaha degmada Guriceel Daa'uud Cabdi Daa'uud.
22. juni 2007

APL

Caabudwaaq(AllPuntland)- Gudoomiyaha degmada Guriceel Daa'uud Cabdi Daa'uud ayaa wuxuu sheegay in ay kulan ay ku yeesheen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka galguduud.

Daa'uud Cabdi Daa'uud wuxuu sheegay in degmooyin ka mid ah gobalkaasi galguduud ay ku sugan yihiin ,kooxihii dawlada Soomaaliya kula dagaalamay magaalada Muqdisho amaan darana haatan ka wada gudaha gobalkaasi.

Gudoomiyaha ayaa wuxuu sheegay in ay doonayaan ay arintaasi wax ka qabtaan,maadaama amaan darada ka jirta gobalkaasi galguduud ay ugu weyn tahay haraadigii Maxkadamaha oo ku sii xoogeysanaya.

Mr.Daa'uud ayaa waxaa wax laga weydiiyay awooda ay uleeyihiin ay wax ka qabtaan xubnaha ka tirsan haraadigii Maxkamadaha ee deegaanadaasi ku dhuumaaleysanaya ayaa wuxuu sheegay in aysan haatan heysan awood balaaran,balse wuxuu carabka ku dhuftay in ay dawlada Soomaaliya ciidamo usoo direyso.

Gudoomiyaha degmada Guriceel wuxuu sheegay in ay degmooyin ka mid ah guriceel ay joogaan haraadigii Maxkamadihii awoodada lawiiqay,wuxuuna si gaar usheegay in ay xiliga habeenkii ah soo baxaan.

Wadada dheer ee isku xirta gobalada dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa ka jirta amaan daro baahansan ,taasna waxaa loo tiriyaa inta badan maamul la'aanta ka jirta galguduud,wuxuuna ka codsaday gudoomiyaha degmada Guriceel in ay taageero Milateri siiyaan maamulada Puntland iyo gobalka Hiiraan.

Daa'uud Cabdi Daa'uud wuxuu intaasi raaciyey in ay dhawaan filayaan in hubka dhigis lugu sameeyo ,kooxaha amaan darada ka wada gudaha gobalkaasi oo sheegay in ay diideen dalab ay dawlada Soomaaliya usoo jeedisay oo ku aadanaa in ay hubka ku wareejiyaan Ugaaska beesha Cayr.

Kulankan haatan ka soconaya degmada Caabudwaaq oo ay qeybgalayaan ,dhamaan gudoomiyaasha degmooyinka galguduud ayaa waxaa lafilayaa in ay ka soo baxaan qodobo amaanka gobalkaasi wax looga qabanayo.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland

User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Caabudwaaq replaced Dhuusamareeb as capital of Galgaduud.

Postby Luq_Ganane » Sun Jun 24, 2007 1:35 pm

allpuntland? Did Puntland ever try to annex Cabudwaq, or do they claim it?

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Caabudwaaq replaced Dhuusamareeb as capital of Galgaduud.

Postby DawladSade » Sun Jun 24, 2007 1:38 pm

We said no thank you. Cool


WE are going to build Ximan State. Cool

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5199
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Caabudwaaq replaced Dhuusamareeb as capital of Galgaduud.

Postby Ben Dover » Sun Jun 24, 2007 1:54 pm

Magacyaa xumaa...

From DHUUSOmareeb Laughing Laughing (Place where you dont save your farts Very Happy)

To CaabudWaaq (Blasphemy Very Happy)



Allaylehee magacyadii baa idin kaxumaday..


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], mahor and 43 guests