Postby kambuli » Fri Jun 29, 2007 4:14 pm
Ninkan la magac baxay, C/W ayaan la yaabay:
Maxuu u jecel yahay inay dadku is laayaan? Muxuuse gaar ahaan u jecel yahay inay Daaroodku is laayaan? Muxuuse u jecel yahay in cid waliba layso daaroodka?
Bal arka..Wuxuu leeyahay maxay Ogaadeenku u leyn waayeen Hartiga.
Meel kalena wuxuu lahaa Mareexaanku waa rag haddii ay laayaan Hartiga..
Meel kalena wuxuu ku lahaa, Isaaqu waa inay laayaan Dhulbahantaha...
Bisinka...Maxaa kugu dhacay? Nabiibku naarta inuu meesha ugu hooseysa galo miyaadan ogeyn?
Miyaadanse ogeyn dadkan aad la hadlayso inay adiga kula yaabsan yihiin?
Waa hoy isku xishood, waxba haku falin dhig dad...