kadafi waxaan la yaabanahay reer waqooyigiina xitaa one singel time ma aadan canbaareyn ethiopia duulaanka iyo xasuuqa ay xamar ka wadaan. siyaasiyiintiina from jaajuus riyaale walaaa siiraanyaanyo faysal waraabe dhamaan isaaqa siyaasiyiintooda hal mar xitaa ma aysan canbaareyn ethiopia waa xitaa ayaantii dagaalka ugu xumaa xamar ka socdey.
diyaarada ethiopia aan soo rideynay ciidanka cirka mareykanka cirka naga duqeynayey.
hadana sxb sheekadan ah darood vz hawiye ahahaha yaab badana war intee darood iyo hawiye ku dagaalamahoobaan ma hurdyesaan sxb,
we hawiye and even some of daroods xamar waxaan kula dagaalameynaa waa ciidanka ethiopia+mareykanka
85 000 ciidanka ethiopia mareykanka taageeraya ayaan xamar kula jihaadeynaa.
isaaqiinana dabaalnimadiina waxaad u maleeysaan darood vs hawiye
waa wax lagu qoslo walaahi.
war idinka darood haddii aad u kulishihiiin maxaad DHAHAR isaga celin weyseen sxb??
kadafi isaaqiina hal mar xitaa MA aadan canbaareyn your masters ethiopia milez. dagaalka uu xamar ka wado markaasaad iska dhigeysaan qof hawiye ka naxaayo. leeynkiina waa qaraxsan yahay sxb. xitaa this young kid maskaxdiisa been ayaad ka buuxiseen.