Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 26, 2007 11:14 am

Ololaha Hawl-galada Ka Dhanka ah Urur Siyaasadeedka Qaran Oo Galaaftay Xadhiga Hal Askari Iyo Baadi-goobka Masuuliyiinta kale Oo weli sii socda.

--------------------------------------------------------------------------------

()
hadhwanaag 2007-07-26 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay hal Askari, kadib markii uu diiday inuu hor kaco koox Ciidanka Booliska ah oo amar lagu siiyey inay soo qabtaan Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee Urur Siyaasadeedka Qaran Jamaal Caydiid, kaas oo uu ku an-dacooday askarigu inaanu garanayn.
Sida waxa shabakada wararka ee Hadhwanaag u xaqiijiyey qaar ka mida Ciidamada Bileyska.

Askarigan oo ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland oo magaciisa la yidhaahdo Cumar Timacade ayaa lagu xidhay Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, xadhiga askarigan ayaa waxa uu daba socday kadib amarkii amar lagu siiyey inuu gadh-wadeen ka noqdo koox askara oo lagu amray inay soo qabtaan Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee Ururka Qaran Jamaal Caydiid oo Xaafada uu deegaan ahaan degen yahay ee Axmed Dhagax lagaga dhawaaqay Maalintii Isniinta ee todobaadkan Xafiiskii ugu horeeyey Ururkaasi Qaran.

Sidoo kale tibaaxyo laga helay ilo ku dhow dhow Ciidanka Booliska ayaa sheegaya in Saaka Ciidanka Bileyska la fayliyey,isla markaana amar-na lagu siiyey inay soo qab-qabtaan Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Qaran iyo labada Urur ee Bad-baado iyo Gud-gude si xabsiga loogu taxaabo, maadama sharcinimadooda uu muran ka taagan yahay.

Xadhiga Askariga Cumar Timacade iyo hawl-galada ay Xukuumada Somaliland ku hawl-gelisay Ciidamanka Bileyska inay soo qabqabtaan Masuuliyiinta Ururada Qaran, Bad-baado iyo Gud-gude ayaa ka danbeysay, kadib markii shalay la sheegay inuu Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin uu kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Xeer-ilaaliyaha Guud, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Madaxda Sirdoonka Qaranka ma jirto war rasmiya oo ka soo baxay kulankaas iyo waxa uu Madaxweynuhu kala hadlay Masuuliyiinta uu la kulmay.

Hasayeeshe, Sida ay tibaxayaan warar ku dhow dhow qasriga Madaxtooyada oo u dhuun-daloola ayaa sheegaya inuu Madaxweynuhu kulankaas kala hadlay Masuuliyiintaas sidii talaabo looga qaadi lahaa dhaqdhaqaaqyada taageero-raadis ka ah, ee uu Urur Siyaasadeedka Qaran iyo Masuuliyiintiisu ku hawlan yihiin. Iyo sidoo kale labada Urur Siyaasadeed oo laga Bad-baado iyo Hud-hud lagu dhawaaqay.

Wixii warara ee ka soo kordha hawl-galada ay Ciidanka Boolisku ku raadinayaan qab-qabashada Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Qaran iyo labada Urur ee Bad-baado iyo Gud-gude kala socda Ka la socda Shabakada Hadhwanaag wakhtiyada soo socda….

Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale]
Reporter Hadhwanaag/Hargeysa
E-mail, janaale94@yahoo.com

BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby BABYGIRL123 » Thu Jul 26, 2007 12:39 pm

samaroon is doing their thing wale Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby The_Emperior5 » Thu Jul 26, 2007 2:16 pm

its not about samaroon dhocil yahay

its about xisbiga qarran uu askarii luu diiray ulu xidho nin

uu askarii dalka qaranka uu diiday

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby XidigtaJSL » Sat Jul 28, 2007 8:05 am

Fack Gaboose, this Mudug born doctor-turned-politician is been causing trouble in Somaliland over nothing, if he wants to run for office, the country has three established political parties he can choose from Udub, Kulmiye or Ucid, he had to form his own Qaran with In Calaacal Xaashi, another fool who is been at odds with every Somaliland president from Cigaal to Riyale and am sure he will be against the next guy, too, if this is allowed sicir bararka salaadiinta iyo boqorada Somaliland oo kale ayaa ku dhacaya axsaabta siyaasadeed ee dalka ka jira, every group with hidden agenda will form their own political party

Jail Gaboose and when released put him on an airplane to Gaalkacyo, there they understand his Majeerteen accent better

Ina Xaashina should be left in prison ilaa uu toobad keenayo

snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby snuten2006 » Sat Jul 28, 2007 8:09 am

Xidigta JSL I could not have said it better myself.
I agee 110% with you.

Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby Mrs Musika man » Sat Jul 28, 2007 8:12 am

Viva Riyaaaale somalia up

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby XidigtaJSL » Sat Jul 28, 2007 8:27 am

[quote="snuten2006"]Xidigta JSL I could not have said it better myself.
I agee 110% with you.[/quote]

Thank you for it, I had many arguments with Somalilanders who believe in freedom of speech for every Somalilander including morons like Gaboose and Ina Xaashi, there is a fine line between freedom of speech and total anarchy, Qaran is not special nor diefferent in any way than Kulmiye, Ucid or Udub, they all suck, Somaliland political parties are still babies trying to learn how to walk, still have not matured enough to absorb the population or even develop a sound agenda to tell them apart. Somaliland democracy is very fragile and will only take a dent to expose it, what Gaboose and Ina Xaashi are doing is making the dent bigger and exposing our failure of president Riyale Kahin for who he is, an undemocratic, uncivil, third world dictator who will not miss an apportunity to jail his appoinents. I aint no big fan of this administration and I hope they will leave quietly with no further damage to Somaliland, however, I do not condone the actions of power greedy politicians who ignore warnings and do as they wish as if they are above the laws of the land.

Ilaahayoow Somaliland badbaadi doorkana
Ma dooran kartee u dooro adigu

snuten2006
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
Location: My money - young money

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby snuten2006 » Sat Jul 28, 2007 8:43 am

Xaashi complaint all the time, and as you said, I also think he will complaint againt next president also(if it becomes another one than rayaale).
It was about time they put Gaboose in jail, he is just making problems that we dont need at this time.

What I do not understand is how Kulmiye could support Qaran. They made a big mistake there I think. They should not support everything that are against UDUB, just because UDUB are they biggest competitor.

User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: BREAKING NEWS HARGEYSA SOMALILAND

Postby XidigtaJSL » Sat Jul 28, 2007 9:02 am

Kulmiye party is visionless and are repeating the mistakes that cost them the presidency in 2003, they think by supporting Qaran will weaken the already weak Udub base, mainly the HY in Weastern Togdheer, Sanaag and Hargeisa that are fed up with Riyale's mishandlings over his first term, many HY have left Udub party for Kulmiye, Ucid and Qaran and by spreading out the previously pro Riyale HY voting block, Kulmiye thinks they can win, little they know about what will hit them in the face come the elections if they dont change their ways of kujiqsii ku qadi mayside

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests