Postby Luq_Ganane » Thu Jul 26, 2007 9:56 pm
Saddam,
Dad dharawishda la dagaalamay, oo ingris ka la shaqayay, mee adanah tarikhdaas xun faafinayaan? Issaqu tarikh laga xumaado, oo la qarsado ee leeyahiin anaku nah tarikh laga farxo baan leenahay marka aaba ka jawaaben qolodaan iyo maseerkooda.