Page 1 of 1

Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 10:20 am
by Adan_1
Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidhay Dr. Gaboose

(Hargeisa}30.7-7
Faysal Cali waraabe oo sheegay in masuuliyiintii Qaran ee jeelka mandheere uu u taxaabay Daahir Riyaale ku saxsanaa sababtoo ah buu yidhi Ururkaas ayaan ahayn mid jira ...........................

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee maamulka labaxay Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaada in go'aankii maamulka uu ku xidhay siyaasiyiin ka tirsan xisbiga Qaran uu ku saxsanaa, isagoo sheegay in xisbigaasi aanu aheyn mid jiraba.

wuxuuna intaa uu sii raaciyay in dastuurka u degan uu yahay mid ogolaanaya in la dhiso oo kaliya seddex xisbi siyaasadeed, kuwaasi oo la sameyn doono buu yidhi ka dib markii ay ogolaansho helaan.

laba casho kahor bay ahayd markii uu Daahir Riyaale Kaahin xabsiga mandheera ku hubsaday Guddoomiyaha ururka Qaran, Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Guddoomiye kuxigeenka ururkaas INj.Maxamed Xaashi Cilmi iyo masuuliyiin kale

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 10:21 am
by The_Emperior5
kaasii wa ibn handuul isugu weyn buu walli xool ku dhex jiiray Laughing Laughing

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 10:32 am
by kaliil
odaygan Faysal ee alkoholistaha ah yaa wax ka qoraaya horta?Riyaale ayuu Guska u jaqaa oo marka dhalo khamri ah la siiyana mirqaankuu la dhacaaye

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 10:33 am
by The_Emperior5
wlc back kallil

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 10:34 am
by kaliil
thanks bro

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 4:11 pm
by XidigtaJSL
Faysal is mistaking here, HY made Ucid what it is today, without the HY support Ucid and Faysal will never have got enough votes or Representatives in the Somaliland parliamant, most Ucid MPs in JSL parliamant are HY. Faysal is scared Qaran will take away support from Ucid and he is right, Qaran is two months old and is already gained much support to cause Udub and Ucid to fear and jail Dr. Gaboose, however, Riyale and Faysal have made a big mistake this time and they will both pay for their miscalculations

Re: Faysal Waraabe'' Riyaale Wuu Ku saxsan Yahay Xadhiga Uu Xidh

Posted: Mon Jul 30, 2007 4:21 pm
by Phd in naago kudis
i agree with mr Waraabe and riyaale

for jailing this man

ucid has the support of my sub ciise muuse clan as my uncle is memmber of ucid

so welldone ina waraabe