Sidaan hore kuugu sheegay , qoraal baa nin kasta ka yaal oo waxaad ku hadashay baa lagu hor keenaya.
Halkaanaad maalin dhoweed ku tidhi "topic" ku saabsanaa HY-ta , " anigu nin reer Hagar ah baan ahay , huunnadii ba iskugu tagtay HY-ta oo ku dulmeysa ee waa dad gob ah"
Haddaba gobanimada HY-ta anigu kugu ma haystoo wax run ah baad halkaa ku tidhi , laakiin xaraantan aad inagu sheegtay baa ii kaa keentay .
Ma' tahay reer Hagar mise ma tihid ? Haddaadan ahayn maxaad been inoogu sheegtay?
PS: Nin walbow hadalkaaga ka fiirso . Waa lagula sugi.....oo lagula sugi.....BOOW!! markaad isoo hor martaan misigta kaa mudi
