Page 1 of 3
theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:42 pm
by Hiiraan boy
Maamulka Cusub ee Labaxay Maakhir State iyo Puntland Oo Hadalo Kulul Isdhaafsada
News (Garoowe}15.8-7
Dowlad goboleedka Puntland oo ku tilmaamtay mid waxba kama jiraan ah islamarkaana ay riyo kujiraan dadkii ku dhawaaqey maamul dhawaan lagaga dhawaaqey gobolka Sanaag oo lagu magacaabo "Maakhir State"....laakiin hadalkaas waxaa jawaab kulul ka bixiyay madaxweynaha maamualkaasi Maakhir State Korneel Jibriil Salaad......................................
Maamul goboleedka puntland ayaa waxaa uu si kulul u cambaareeyey maamul dhawaan lagaga dhawaaqey gobolka Sanaag oo lagu magacaabo "Maakhir State".
Wasiirka warfaafinta ee Puntland C/raxmaan Bangax oo la hadlayey warbaahinata, ayaa ku tilmaamey maamul dhawaan looga dhawaaqey magaalada Badhan ee gobolka Sanaag in uu ahaa mid waxba kama jiraan ah islamarkaana ay riyo kujiraan dadkii ku dhawaaqey maamulkaasi sida uu Bangax yidhi.
Waxaa si kulul hadalkaasi uga jawaabey madaxweynaha maamualkaasi Maakhir State Korneel Jibriil Salaad, oo sheegey in Puntland aaney awood u laheyn in ay ka hadasho waxaa ka jira gobolka Sanaag.
Korneel Jibriil waxaa uu intaasi ku darey in maamulkaani uu yahay mid sharci ah oo islamarkaana ay somalia ay ka warheyso.
Deegaano ku yaala gobolka Sanaag ayaa waxaa sanadooyinkii laga soo gudbey ka jirey xiisado u dhaxeeyey maamulada Somaliland iyo Puntland, iyadoo maamulkanina uu noqonayo maamul kale oo seddexaad oo ka jira gobolada waqooyi ee waddanka Somalia.
.widhwidhonline@gmail.comWidhwidh Online News Desk..Media Center
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:44 pm
by MJ-Pride
This is an inslut to Puntland. Only Cisman Maxamuds sub-clan of Bah dir can take care of those few Madax kaluuns who daaco qarmuun ka qaaday kaluunka
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:46 pm
by Hiiraan boy
[quote="MJ-Pride"]This is an inslut to Puntland. Only Cisman Maxamuds sub-clan of Bah dir can take care of those few Madax kaluuns who daaco qarmuun ka qaaday kaluunka[/quote]
saleebaan of habargidir baa madaxda ka garaaxay whole puntland
warsangeli will slap whole puntland too
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:49 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:49 pm
by paidmonk
saleebaan of habargidir baa madaxda ka garaaxay whole puntland
--------------------------------------------------------------
When I think of statements like that, I think of Gaalkacyo.
When will my HG cousins get treated like humans in that city?

Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:49 pm
by MJ-Pride
Lool. So Maakhir state is Kacdoonka shabka soo maha. Hoyadaa crocdilka dheereed siiilka ka was

Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 4:56 pm
by *jr
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland!
There is no nationally recognized maakhir-Land; therefore, there will never be misunderstanding within Puntland.
Enough said about Makhir-land!!!!!
OR...... instead......
Let the locals worry political group called Makhnuud!
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:10 pm
by Aerosmith
Must you'll advocate hatred.
Wad jiran tihin walahi
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:11 pm
by MJ-Pride
Cismaan Maxamud done and destoryed Dhulus + Warsangeli and I think they can do it again Read this article
The Majerteen sultan raised and army of seven thousand men, nearly every able-bodied adult male in a population of perhaps twenty-five thousand. The smaller warsengeli clan mustered only four thousand. Not surprisingly, the sultans larger army prevailed, aided by new firearms unavailable to its opposition. The Majerteens killed eight hundred Warsengali men in a nine hour battle. Later, the Dulbanhante, a third harti clan that had allied with the Warsangali, lost about six hundred men in a separate confrontation with the Ismaan Mahamoud. Charles Graves, an officer in the Egyptian, reported that the Dulbahante army was “nearly exterminate”.
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:11 pm
by The_Emperior5
i dunnow warsangaly are fighters unlike mejeerteen
mejeerteen habeen duullay uu geel qaaday taariikhda laga ma hayoo
xataa samaroonku ayaa barrii duullaay

Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:14 pm
by MJ-Pride
[quote="The_Emperior5"]i dunnow warsangaly are fighters unlike mejeerteen
mejeerteen habeen duullay uu geel qaaday taariikhda laga ma hayoo
xataa samaroonku ayaa barrii duullaay

[/quote]
Majeerteen Ilaahay baa haybo Siiyey. Ma'arktay Dhul Majeerteen qof xoog ku qabsaday? M'arktay qabiil Majeerteen weerar Ku soo qaaday. We are the aggressors all the time. We attacked Kismaayo, Ciise Riyoole attacked Taleex and Reer Mahad also attacked Cagarane....In reality Nobody dare to attack us so thats why we didn't fight in a long time..
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:18 pm
by Hiiraan boy
[quote="MJ-Pride"][quote="The_Emperior5"]i dunnow warsangaly are fighters unlike mejeerteen
mejeerteen habeen duullay uu geel qaaday taariikhda laga ma hayoo
xataa samaroonku ayaa barrii duullaay

[/quote]
Majeerteen Ilaahay baa haybo Siiyey. Ma'arktay Dhul Majeerteen qof xoog ku qabsaday? M'arktay qabiil Majeerteen weerar Ku soo qaaday. We are the aggressors all the time. We attacked Kismaayo, Ciise Riyoole attacked Taleex and Reer Mahad also attacked Cagarane....In reality Nobody dare to attack us so thats why we didn't fight in a long time..[/quote]
alla beenta firiya
ur weakest darod
bal firiya. darod came to bari. dhulbahantigi moved to soolga. warsangeliga moved to sanaaga. merehanka moved to gedo iyo juboyinka. ogadenka moved to kilinka 5naad laakin majertenka's only to stay in same place.
kuwaas dagaal ma yagaanan. bal ilaahey baan kugu dhaariyey mar maqashay majerten oo qabiil kale la dagaalanaya.
ur lucky ur surounded by other darods. if u lived in south somalia, no mj would be alive now.
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:22 pm
by *jr
Mj-Pride
once again you are being a lone as'shole; it comes from people you associate with.
Stop posting useless propaganda.... you are a kid who thinks he can fathom Somali politics...why you continue about some things you know nothing about is mind-boggling.
Stop it.
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:23 pm
by The_Emperior5
[quote="Hiiraan boy"][quote="MJ-Pride"][quote="The_Emperior5"]i dunnow warsangaly are fighters unlike mejeerteen
mejeerteen habeen duullay uu geel qaaday taariikhda laga ma hayoo
xataa samaroonku ayaa barrii duullaay

[/quote]
Majeerteen Ilaahay baa haybo Siiyey. Ma'arktay Dhul Majeerteen qof xoog ku qabsaday? M'arktay qabiil Majeerteen weerar Ku soo qaaday. We are the aggressors all the time. We attacked Kismaayo, Ciise Riyoole attacked Taleex and Reer Mahad also attacked Cagarane....In reality Nobody dare to attack us so thats why we didn't fight in a long time..[/quote]
alla beenta firiya
ur weakest darod
bal firiya. darod came to bari. dhulbahantigi moved to soolga. warsangeliga moved to sanaaga. merehanka moved to gedo iyo juboyinka. ogadenka moved to kilinka 5naad laakin majertenka's only to stay in same place.
kuwaas dagaal ma yagaanan. bal ilaahey baan kugu dhaariyey mar maqashay majerten oo qabiil kale la dagaalanaya.
ur lucky ur surounded by other darods. if u lived in south somalia, no mj would be alive now.[/quote]
good point there i never looked it like that mj stayd in barri and nugaal
dhul ilahay nacay
Re: theres gonna be war soon maakhir state vs puntland
Posted: Wed Aug 15, 2007 5:40 pm
by Executive
Hiiraan boy
Thats nothing, Right now There is fighting going on between Darwiishta Taleex and Majerteenka Nugaaled backed by Cadde Muse himself.