Postby SahanGalbeed » Wed Mar 19, 2008 11:10 am
These people just don't understand .
Tirakoob baa waxan lagu kala bixiya .We started building towns way back in the day , giving up the nomadic way of life still in practise in other parts of the land.
When people settle in a place :
1/They become an agricultural society which brings socio economic changes { ability to at least sustain themselves}
2/ They build towns and cities and make more babies.
Ninkii geeliisa daba rooraya ee Hawd iyo Toghdeer u dhexeeya , halkee loogu imanaya ?
Wax magalooyin aad dhisateen waxaan burco ahayn , ma haysaan , arrintiini na waxay noqatay , laba nin oo walaalo ah oo midina il la'yay ka kalena gacan go'an yahay , oo walaakood sadeexad ka codsanaya inu isha ama gacanta mid uun isdka reebo.
LOL, wax macquul ah ma' aha ilma adeerayal.