Xaaji xunduf, adeer siyaasad iyo xadhig-ba rag baa loogu talogalay

Beri baa habeen anagoo ka soo galayna dhinaxca sheedaha , ali asad ciidankiisu ina qabteen , oo inagu eedeeyeen sigaar-kaad contraband uga saartaan magaalada , ee waa in la idin ganaaxaya . Gaadhigii bay deetana damceen iney inaga xidhaan.
Anyway , gaadhigii baa halkii "trafiicadda " la inaga xidhay . Ku xunoo HJ oo aad u edeb daran baa haysan jiray cidaanka , waa na oday waalan. Anyway , yar kaloo reer jabuuti ah baynu isla soconay . Halkii bay inagu arkeen anagoo "french" ku wada hadlayna .
War xageed ka timadeen bay ina yidhadeen , meeshu waa Somaliland ee af soomali ku hadla bu ina yidhi
"War anaa wasa Somaliland iyo dintaa abeehed -ba , baan ku idhi!!

"
Naxdin !!
Yaa? maxaad tidhi ? sideed ugu hadashaa waxoos oo kale " ayuu ka go'i waayay oday-gii Habar Jeclo
"Adeer adiga naf baa ku haysa , oo waxaad tahay baan ogayahay, oo shalay baad ku ahayd askari faqash cidaanka gabiley fadhiyay , anigu see waddanka kale ayaaban uga mid dhulkeeyga , sidaan doona ugu kaadjaya !

baan ugu jawaabay .
Wixii kale ee askarta aha baa ina kaxeeyay odaygii , halkii na la inagoo soo furay gaadhigayagii !!
Ina Cigaal baa xitaa ku dhicin inu 2 malmood wax ka badan igu hayo jailk-kaa , waaba see adiga !!
