al shabaab inay ka danbeeyso MURDER-ka this 4 teachers waxaa cadeeynaya.
first- dadkan waxaa la diley al shabaab markii ay BALADWEYNE qabsatey.
bal maxaa loo dili waayey 2 days ago,
shalay ay al shabaab qabsadeen BALADWEYNE. xalayna macalimiintaas gurigooda ayaa al shabaab ugu tagtey wayna dileen.
according al shabaab wahaabi islaam IF YOU KILL gaal(even children women,teachers) you will go direct AL JANNA(PARASIDE)
100% waaa iska cadahay waxaa diley al shabaa. waliba maaha garuubka abuu mansuur kuwa diley. laakiin waxaa diley GARUUBKA GACAN KU DHIIGLAYAASHA EE UU HOGAAMIYO AADAN XAASHI CEEYROOW(THE COLD BLOODED KILLER)
nimankaas 4ta ah macaliinta waxaa diley kooxda XAASHI CEEYROOW hogaaminayo, sababtoo ah iyagaa BALADWEYNE qabsadey shalay.
xaashi ceeyroow kooxdiisa wareersan. marnaba CIIDANKA AXMAARDA DAgaal fool ka fool lama galaan. meeshii axmaarada ka baxdo ayey yimaadaan, dad masaakiin ku dilaan. haddii ay yihiin niman JIHAAD RABA meey ciidanka ETHIOPIA si toos ah u raadsadaan. markii ay ENGLISH TEACHERS ay dilayaan..
xaashi ceeyroow= the killer of ABDI QAADIR YAXYE and mny innocent somali muslim people.
xaashi ceeyroow=tuug wahaabi ah.




