Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii Axadii ka dhac

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Highland
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 983
Joined: Sun Apr 25, 2004 7:00 pm
Location: The Beautiful ''Calmadow''

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii Axadii ka dhac

Post by Highland »

LONDON: Xafladan oo ay soo qaban-qaabiyeen golaha nabadgeliyada Soomaalida UK ayaa lagu qabtay magaalada London habeenimadii Axadii.



Xafladan oo kasoo qayb-galeen dadweyne badan oo ka tirsan jaaliyada soomaaliyeed ee Britain waxaa loogu debaal-dagayey sanadguuradii 1aad ee kasoo wareegtay aasaaski ururka Somali peace council (SPC) oo sanad jirsaday.



Xildhbaano ka tirsan DFS oo ay kamid ahaayeen xildhibaan Ibraahim xabeeb iyo Qamar aaden ayaa marti ku ahaa munaasabadan hadalo koobana ka jeediyey oo ku saabsan xaalada dalku marayo iyo howlaha dib u heshiisiinta ah ee ay waddo xukuuumada iyo baarlamanka soomaaliya.



Waxaa kaloo xaflada xilka gudoomiyanimada ururka Somali peace council loogu wareejiyey inuu muddadan qabto mudane Dalab, halka uu horay xilka u hayey mudane C/qaadir Xooshoow, waxaa iyana la magacaabay xubno cusub oo bedala xubnihiii hore ee ururka SPC

Image

Image
Image
Image
Image
Image

Sanaagpost.com
eternauta
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 26, 2008 6:45 pm

Re: Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo habeenkii Axadii ka dhac

Post by eternauta »

Highland wrote:Image
Copyright infringement.

Image

http://www.jimalinderphotography.com/po ... omalia.htm
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”