Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby wadaniweyn1 » Wed Apr 23, 2008 6:39 am

why else would they bring in more troopps if they were'nt wooped real good even thou they have thousands of additional dhabodhilif soldiers :D :D :D



Addis Ababa(AllPuntland)-

Ciidamadii ugu faraha badnaa ee ka socda dawladda Faderaalka ee Itoobiya una dirto dalka Soomaaliya ayaa udhaqaaqay dalka Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa ka badan Sadex Jibaar ciidamada hada ka jooga Itoobiya Soomaaliya ,waxa ayna arintan ka dambeysay wada hadalo dheeri ah oo ay yeesheen todobaadkan Madaxda labadaasi wadan.

Heshiiska Xukuumada Muqdisho & Addis Ababa ayaa dhaliyey in ciidamo gaaraya 45 Kun Askari ay tagaan dalka Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa lakala geynayaan dalka Soomaaliya oo dhan ,ayadoo gobal loogu talagalay ciidamo fara badan kuwasoo amaankiisa sugaya.

Ujeedka ciidamadan faraha badan ayaa ah in ay hubka dhigaan dhamaanba dadka Soomaaliyeed oo dhan ayna dawladda Soomaaliya gacanteeda ku soo celiyaan dalka Soomaaliya oo dhan.

Heshiiska labada dal ayaa la saxiixay maalmo kooban intii uusan dagaaladu ka bilaaban Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,waxaana loogu talagalay in ay Soomaaliya nabad ka dhaliyaan.

Horey Xukuumada Itoobiya Soomaaliya waxaa uga joogey ciidan aan ka badneyn 10 Kun oo Askari ,waxa ayna hada soo dirtay ciidamo Leh Cudud & Tababaro sarre.

F. C. Geylan
AllPuntland

User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby 934 » Wed Apr 23, 2008 6:54 am

You got sodomised and you jumping for joy for a silly s'ucker punch.



Union of Isbaaro Confederate!

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby wadaniweyn1 » Wed Apr 23, 2008 6:59 am

934 wrote:You got sodomised and you jumping for joy for a silly s'ucker punch.



Union of Isbaaro Confederate!



the only ones sodomized is the likes of u and rest of dhabodhilif :D :D

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13946
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby fagash_killer » Wed Apr 23, 2008 7:36 am

wax loogoo farxoo mahaa :down:

User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby Somaliweyn » Wed Apr 23, 2008 8:19 am

U only have to look at the language AllPuntland.com is using to understand why it is necessary for such people and their supporters to be punished for their actions in post-Ethiopian occupation period.

Everyone who supported this occupation by words or action should be put on trial, their property confiscated and their support base destroyed.

Everyone irrespective of clan-background! Lets hope each Somali clans is wise enough to hand over the collaboraters/traitors/warlords or face the consequences.

User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 647
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby Adan*5 » Wed Apr 23, 2008 8:27 am

Even diehard anti-somali ,tfg supporter fagashkiller didnt like this :lol: :lol: :lol: :lol: This is extreme dabadhilifnimo :down:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby The_Emperior5 » Wed Apr 23, 2008 8:28 am

Adan*5 wrote:Even diehard anti-somali ,tfg supporter fagashkiller didnt like this :lol: :lol: :lol: :lol: This is extreme dabadhilifnimo :down:


adan u talk i dident know u talked


why is sayidkii siigeyste on your avater though

User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 647
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby Adan*5 » Wed Apr 23, 2008 8:31 am

The_Emperior5 wrote:
Adan*5 wrote:Even diehard anti-somali ,tfg supporter fagashkiller didnt like this :lol: :lol: :lol: :lol: This is extreme dabadhilifnimo :down:


adan u talk i dident know u talked


why is sayidkii siigeyste on your avater though



I DO talk sxb,show noble sayidka some respect 8)

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby The_Emperior5 » Wed Apr 23, 2008 8:37 am

this what he said about my clan nin futtada reerkayga ka sheekayaa ayaan respect siyaa
waliga gabaygiisa ma maqashay walanweyn baad tahay sayidkii uun baad maqashay

this what he said


futtu holesh leh iyo hadal aan wax tariin habar awali baa leh

ninku wasakh buu aha

User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 647
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby Adan*5 » Wed Apr 23, 2008 8:40 am

The_Emperior5 wrote:this what he said about my clan nin futtada reerkayga ka sheekayaa ayaan respect siyaa
waliga gabaygiisa ma maqashay walanweyn baad tahay sayidkii uun baad maqashay

this what he said


futtu holesh leh iyo hadal aan wax tariin habar awali baa leh

ninku wasakh buu aha


waa propaganda abti :lol: :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby The_Emperior5 » Wed Apr 23, 2008 8:42 am

adeer waxaasii propoganda maha Sayidkii siigeyste nin xun buu aha oo somalida aan wax aan dulmiyo xumaan iyo qashin iyo futto nin hu ka sheekeyo mooyane ku soo kordhiin

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby DR-YALAXOOW » Wed Apr 23, 2008 10:36 am

somalia=kililka lixeed ee dawlada federaalka ETHIOPIA.
somalis=citizens of federal republic of ethiopia.

all somalis=baasaboor ethiopian ayaa la siinayaa
lacagta soomalia= waxaa lagu badalayaa BIRTA ethiopia OO ah lacagta ugu adag AFRICA
7 BIR=ONE DOLLAR
waa lacag qiimo leh

waryaada skinnies daacad u ahaada wadankiina ETHIOPIA. :mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby Diyeeshaha_Tolka » Wed Apr 23, 2008 12:27 pm

The_Emperior5 wrote:this what he said about my clan nin futtada reerkayga ka sheekayaa ayaan respect siyaa
waliga gabaygiisa ma maqashay walanweyn baad tahay sayidkii uun baad maqashay

this what he said


futtu holesh leh iyo hadal aan wax tariin habar awali baa leh

ninku wasakh buu aha





loooooooooooooooooool that was really funy,,laakiin odayga siday tahay ayuu runta idiinkaga sheegay..


waxaan ka helay sida uu majeerteenka uu u caayey ,,wuxuu yiri ,,ninka majeerteen wuxuu leeyahay soo jeed rageed iyo sii jeed dumareed,,

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby sheekh-Farax-zero » Wed Apr 23, 2008 12:27 pm

Xabash Bir is not strongest in Africa

Botuswana 5 Pula = $1

Liibia 3.5 Dinar = $1

Tunisia 1.5 Dirham = $1

User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: uic decimated the xabashiis in xamar and here is the prove .

Postby DR-YALAXOOW » Wed Apr 23, 2008 3:01 pm

[quote="sheekh-Farax-zero"]Xabash Bir is not strongest in Africa

Botuswana 5 Pula = $1

Liibia 3.5 Dinar = $1

Tunisia 1.5 Dirham = $1[/quote]


but anyway xabashi BIR is mutch better than soomali shiling!!


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 20 guests