Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block
You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.
Kulankii Caawa dhex maray xukumada iyo Xisbyada Mucaaridka ah ee Somaliland oo guul laga gaadhay Written by Qarannews May 14, 2008 at 09:02 PM
Hageisa(Qarannews)- Madexweynaha somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo labada Gudoomiye ee Xisbiyadda mucaaradka ee Md.Axmed Maxamed Maxamuud ( siilaanyo ) Md. Faysal Cali Waraabe ayaa caawa kulan ku dhexmaray Xaruunta Qasriga Madextooyada ee Magaaladda Hargeysa.
Kulan oo ku saabsan sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafaadka cakiran oo dhextaagan labada dhinaca ayaa ka danbeeyey mar uu galinkii danbe ee maanta uu wasiirka maaliyaddu ku booqday Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye gurigiisa.
Si xal waara looga gaadhi lahaa khilaafka siyaasadeed cirka isku sii shareeray ka dib markii uu dhawaata burburta dhexdhexaadintii uu ka dhex- waday Gudoomiyaha Golaha Wakiilada somaliland Md.Cabdiraxmaan Cirro sida ay sheegayaan ilo xogxogaal ah u dhaw dhaw labada dhinaca waxaa la isla afgartay in laga wadda hadlo oolaga wada tashaddo waxkasta oo la isku hayo, waxaana loo balansan yahay in maalinta beri laga wada hadlo wixii lagu muran-sanaa oo dhan.
Labda gudoomiye mucaarid iyo madaxweynaha ayaa bari u balansan in ay qado ku wada qaataan qasriga madaxtooyada, halkaasi oo kulanka caawa bilaabmay lagu soo afjari doono, gudoomiyaha xisbiga UCID, oo caawa saxaafdala hadlay ayaa dareen farxadleh ka muujiyay kulankaasi caawa, waxa aanu yidhi cadawga Somaliland waxa aan u dirayaaa fariin ah in aanu is afgaranay oo aanu dadkayga iyo dalkayaga u shaqaynayno, mudane Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in wada hadalkii caawa uu guul ku dhamaaday, sidoo kale madaxweynaha iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa dhoola cadayn iyo farxad aad u balaadhan caawa iyaguna muujiyay, waxana ay sadexada masuul caawa ka sinaayeen farxad iyo dabaal daga ay u dabaal dagayaaan guusha ay maanta gaadheen ee ka dhalatay wada hadalkoodii. caawa taasi oo lagu wado in ay bari saxaafda u warmaan si wada jirahan u soo saarna warsaxaafdeed loo qaybiyo caalmka oo dhan.
Khilaafaadka siyaasadeed ayaa ka dhashay mudo-kurdhin hal sanno ah oo ay dhawaan Golaha Guurtidu ugu kordhisay xukumadda somaliland oo iyada xilkii shanta sanno ay kaga dhan tahay maalinta beri 15-ka bisha may 2008
The patriot just because Atto tanks are inside xammar that doesent mean he controls hargeysa
1993 when cigaal was in power Ma Ethiopia aya somaliland xukumaysey maya Imika marku Ethiopia xammar soo gashay aya laleeyahay somaliland waxa xukuma Ethiopia ,. Ethiopia DEKKADAYDA UUN BAAN KA KIIREYE AFFARTA O N L F EEH SOO BAXSADANA WADANKOODA BAAN KU CELLIYA
[quote="The_Emperior5"]The patriot just because Atto tanks are inside xammar that doesent mean he controls hargeysa
1993 when cigaal was in power Ma Ethiopia aya somaliland xukumaysey maya Imika marku Ethiopia xammar soo gashay aya laleeyahay somaliland waxa xukuma Ethiopia ,. Ethiopia DEKKADAYDA UUN BAAN KA KIIREYE AFFARTA O N L F EEH SOO BAXSADANA WADANKOODA BAAN KU CELLIYA [/quote]
Ninyahow runta hadhi laga hadlo Haiwyaha muqdisho joga baa xoor aah wayo weydhidheen in sidhi idhinka lo mamulo.
maraban nin gaban oo injirta kaqulquleyso in ee dahan Ishi Ishi (yacni yes sir or Samicna waadacnaa).
Lakin reer hareisa manta godh bey kujiraan qof xataa dusi karo kumajiro.
Makahil sacamuse Ishaaq Boqorad axmaariyad baa dhashay affarta kalleh hamood waxa dhashay Habar xabuusheed uu harrariyad aah Inta kalle habar guraage dhashay soo marka ehel ma nihiin
Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.