Page 3 of 3

Re: Somali clan called ...............

Posted: Thu Jun 12, 2008 6:38 pm
by yasmin muuse
:arrow:

Re: Somali clan called ...............

Posted: Thu Jun 12, 2008 7:48 pm
by abgaalKING
rahanweynes are to be blamed for this misunderstanding! :lol:
rahanweynes call the camel gaal
so when gaaljecel means geeljel!
they are part of gudundhabe and live in hiiran,shabeelada dhexe,bandir,shabelada hoose,jubbada dhexe and jubba hoose.
they are true camel herds

Re: Somali clan called ...............

Posted: Sat Jun 14, 2008 11:08 am
by Diyeeshaha_Tolka
waxaad soo wadaan maanta waxaad keenteen in aad DIYEESHAHA tolkiisa aad aflagado u geysataan...

i dnt believe in uu jiro qof somali ah aan aqoon beesha gaaljecel. qofkaasna waa qof dhaan dhan ah oo iska yeellaayo in uu aqoon.

first of all gaaljecel iyo gugundhabe labo ayey kala yihiin,,, gugundhabaha waxay reer abti u yihiin gaaljecel. dadkana waxay isku qaldan arintaas..

secondly gaaljecle dhalasho ahaan hawiye ma ahan but we are part of hawiye cuz we are related to them.

waxaa walaalo ah gaaljecel saransoor iyo dagoodiye saransoor ,ciise saransoor ,masare saransoor..