Madaxweynaha Dawlada Embagathi Cabdilaahi Yuusuf Oo Sheegay Inay Ciidamada Ethiopianku Ay Soomaaliya Ka Baxayaan Muddadii Loo Qabtay.
(Cabdilaahi Yuusuf)
hadhwanaag 2008-06-19 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):-C/llaahi Yuusuf Axmed, Madaxweaynaha dowladda Embagathi ayaa shaaca ka qaaday in heshiiskii dalka Jabuuti ay ku gaareen dowladdiisa iyo Isbahaysiga dib u xoreynta dalka Soomaaliya uu hirgalayo, isagoo xusay in bisha soo socota 10-keeda si rasmi ah heshiiskaasi loogu saxeexayo magaalada Makka ee dalka Sacuudiga
http://www.hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid=11365



