Postby DR-YALAXOOW » Wed Jun 25, 2008 3:29 pm
UNDP ayaa iibisa police uniform-ka MAAMULADA kala gedisan ee ka dhisan SOMALIA.
uniform-ka ay wataaan kuwa MUSICADA gaaraya iyo askarta waa identical kuwa TFG iyo kuwa BUNAANILAND and even galmudugstate.
laakiin i have to say mr daahir riyaale kaahin waa nin hooyadiis u duceysay. 1980skii dadkuu uu karbaashi jirey, maanta u yahay MADAXWEYNE.
waa nin nasiib baddan riyaaale xaqiiqdii.
laakiin xitaa waqooyilanders faaiido weeyn ayaa ugu jirta inuu MADAXWEYNE NOQDO nin ka dhashey qabiil yar. haddii laga dhigi lahaa madaxweyne nin isaaq ah. ISAAQA sidii hawiyaha ayey isku cuni lahaayeen. thanks to this samaroon man, isaaq nabad ayey heeystaan,
marka hawiye waa inuu madaxweyne ka dhigtaa others ama xitaa mr biijo waa ok haddii kale hawiye haduu madaxweyne noqdo, hawiye kale ayaa rabsho bilaabaayo,
si nabad loo helo waa in qabiil waliba madaxweyne ka dhigtaa qabiiil kale,,