Moderator: Moderators
SahanGalbeed wrote:Again , waa haddi wixii khiyaali ah iyo wixii dhab ah la kala saarayo , shalay ninkii badhsab ku xigeenka aha baa lagu dili gaadhay magaalada .
Hadda heegankii ugu sareeyay bu ku jiraa ciddankii SL ee magaalada Las Canood joogay.
Ninkan Xplaya wuxuu inoo sheegay oo kale in askarta Somaliland ay "married" yihin , sow ma'aha?
Markaa su'aasha imanaysa waxa weeye , ma meel ay dumar iyo ciyaal joogan baa cidaan heegan loo gasha ?
Sua'asha halkaa ka imanaysa aa idiin sheegaya
Ama rag baa ku hadhay magaalada , o markaa in la qirto weeye , ama waxaynay cidaanka SL qoriya u rarteen ma garanayo anigu
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests