Moderator: Moderators











AbdiWahab252 wrote:Xabsiga waxa la dhiga Issaq uun.
Dahir Riyaale wa nin aad uu aqli badan.



SahanGalbeed wrote:Emperiorow , dhegoweyne dee horta ibna aadankaas ayuu ka mid yahay , sow garan maysid .
Midda labaad waxa weeye , is bedel doonka Beesha Habar Awal nimankii Burco u la tagay ayuu ka mid yahay![]()
Ta kale jirta waxa weeye , ninkii kale een ku sheegayay ee la laha wuxuu la baxay Awal bari baa isna jira .
Anigu markaan wax isku cel cesho , isla kooxdii bay ila eegtahay .

sacadmuse siida uu buuxan waxa tageeraan xisbigan kulmiye





The_Emperior5 wrote:iyaku ba wa iiidoor nassakhan reer isaaqan haad sheegeysiid

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 24 guests