Moderator: Moderators






hey abdiwahab what is worse a piece of cross that will do no harm or a warlord?
you seem to love warlords that shed the blood of muslims




AbdiWahab252 wrote:Emperior,
Edna Ismail ba aqoonsi Somaliland ka heeshey Kaniisada.
Waxa la sheegey inu Pope Benedict mar dhow caga dhiigi doona Hargeisa sida lo duuceyo Issaq.





SahanGalbeed wrote:Walanweyntu Somalida kale waxay uga duwantahay ma taqaanan aniga idiin sheegaya .
Dhaqan islaan iyo mid somaali ah ba waa ka tagay dadkaa.
Maydka waxay dilan ama se waxa laga laayo ka ma guran waddoyinka , bal eega kan ay xadhiga lugta ka xidheen oo ay jidaan rabaan
Ta ka sii daran waxa weeye , mooryaanimada heer ay ka gaadheen , maydka ayay jeebabka baadhanayaan
bal halkan eega
Xayawaan foqaal xayawaan weeye dadkan !!

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 34 guests