General snm , with all due respect , nin ciidagale ah baan u jawaabay.
I haven't said a word here about HJ meeting in Gar Adag.
Meel walba , sacad muuse, ilaa iyo bariskaad cuntan , baa idin ka soo dhex baxnay .
Anigu ilma adeerayaal , reerkayaga ayaan matalaya halkan .
http://www.tvsomalilandeurope.net/Odayga gadh ka cas leh , intaad dul dhigto "mouse"-ka , bal wuxu yidhi akhriso , sacad muuse ma'aha odaygasi e .{qaybta dhoofinta xoolaha ayaan u jeeda , arrimo kale oo ku yara dhibi kara oo u ka hadlay na waa jiran e

}