Page 1 of 1
MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 3:43 am
by Addoow
Kismaayo oo ah magaalada madaxda J/hoose ayaa shalay barqadii wixii ka danbeeyey nabad buuxda lugaha la gashay, kaddib markii ay magaaladdaas ka socdeen 3-dii casho ee la soo dhaafay dagaalo hubaysan oo u dhaxeeyey Ciidamo taageersanaa Barre Hiiraale oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo Ciidamo isugu jira Wadaado ka soo jeeda gobolka iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 3:44 am
by Addoow
Dagaalkii shalay markii uu dhamaaday ayaa waxaa magaalada dhexdeeda isgu soo baxay shacabkii magaalada Kismaayo oo dhibaato an la qiyaasi karin ku jiray 10-kii sano ee la soo dhaafay, waxaase dadkaas qaarkiis oo aan la yeelanay xog-waraysi ay noo sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin in magaalada laga saaro Maleeshiyadii Barre Hiiraale, kuwaas oo ay ku sheegeen kuwa aan arxan islaanimo aan lahayn caadana ka dhigtay in dhacan waxkasta oo ay hanti u ahaa dadkii gobolkan ka soo jeeday.
Habeenkii xalay ahaa ayaa magaalada waxaa ka jiray bandow lagu xaqiijinayey nabadgelyada magaalada, waxaana saaka aroortii dadku ay ku soo waaberiisteen nabadgelyo wanaagsan, iyadoo dadku ay si nabadgelyo ah ay uga adeeganayaan suuqyada magaalada.
Ciidamadii uu Bare Hiiraale watay ayaa waxaa isla shalay galab waxaa ku baxay Ciidamo ka tirsan kuwa iskaashanaya ee Wadaada iyo dadka deegaanka, kuwaas oo ku soo furtay jidkii uu ku baxsaday Barre Hiiraale 3 baabuur oo tekniko ah.
Sikastaba, waxaa shacabka ku nool deegaanka Waamo ayaa maanta waxay isugu marxabaynayaan nabadgelyada ka dhalatay magaalada Kismaayo oo ay waqtigan ku tilmaameen mid aad la isgu halayn karo.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 8:29 am
by Addoow
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 12:02 pm
by Unclebin-
Because some of the leaders like Macaliin Barre and Sheik Dhaga caleen are MJ.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 12:34 pm
by Xamud.
Isent Sheikh Dhaga Caleen Dhullos.?
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 3:19 pm
by Unclebin-
From what I am told on the fadhi ku dirir circuit is he's Cismaan Maxamud.
one of my adeers (real adeer) is going to Kismaayo for business purposes. So surely something has to change for a reer mahad fellow to be doing business in Kismayo
Sure as hell was not going to invest when be investing when Barre Hiraale was their.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Mon Aug 25, 2008 4:59 pm
by RebelLion
Xamud. wrote:Isent Sheikh Dhaga Caleen Dhullos.?
He' Majerteen from what I heard as well.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Tue Aug 26, 2008 9:54 am
by Xamud.
Oh okey thanks guys! too many sheikhs nowdays! so its true! MJs are in the mix?
I thinks its abit too earlie for investments. Your uncle should wait a few months! perhaps a year or two. Marexaans are marokudhag they will try too do comeback.
Re: MJ media in support of alshabab.
Posted: Tue Aug 26, 2008 10:34 am
by The_Patriot
^^ Marexan will be allowed into Kismayu as citizens not as Muriyan.