Burco : Maalmahan dambe waxaa Magaalada Burco soo foodsaaray sicir barar baahsan waxaanu sababay inay wax waliba kor u kacaan oo laba jibaarmaan, tusaale ahaan magaalada Burco oo bisha soon aad looga jeclaa timirta, ayaaba hadii la helo wuxuu qiimaheedu marayaa tannaga yar 25 doollar oo aan waxba lagaaga soo celinaynin, halkii uu ka ahaan jirey 7doollar.
Waxaa kaloo la sheegay inay ganacsato badani haatan u ambabaxeen dhinaca Boosaaso si ay halkaasi uga soo waaridaan timirtaasi oo aad looga doonayo magaalada Burco.
How on earth our traders go to Bosaaso port to get imported Timir supplies? while Berbera is next door
In the other hand this nails it down the argument of who owns Berbera and strongly proofs that sadly Berbera is no longer with us. Went to the Ethiopians who proudly refused to recognize the existence of our Waqoyi-land!
RIP Berbera!





