Page 1 of 1

Munafiq Dahir Aweys exposed (Undercover Warlord)

Posted: Wed Oct 29, 2008 6:53 pm
by Captain24
1-mar hadii uu ka horyimid Go'aankii gudiga Fulinta oo ay ku gaareen in hashiis iyo wadahadl la-la furto DFKG ah maadaama natiijadii dagaalka ay gaareen oo ku soo fadhiisteen Miiska wadahadlka si siman loo wada hadlaayo

2-Mar hadii uu is hortaagey Go'aankii ka soo baxay Magaalada Sanca oo lagu dhadhaxaadinaye Xubnihii maxaakiimta

3- Mar hadii uu ku dhiiradey is caleemo saar aan shaciga waa faqsaneyn


4-Mar hadii uu ka horyimid Xabad Joojin konton iyo afra maalmood ah oo Ciidamada Itoobiya kaga baxayaan Caasimada

5- Mar hadii uu ka nixi waayey dadkiisa oo maalin walba lagu garaacayo madaafiic, Marka intaas aad isku geys iyo in kale waxaa kuu soo baxaeyso in shaqsiyada Sh.Xasan ay ka Fogtahay in lagu sheego waa shiikh iska daa wax kale wuxuu ka sii xumaadey Hogaamiye kooxeedkii



He's Munafiq undercover warlord

Re: Munafiq Dahir Aweys exposed (Undercover Warlord)

Posted: Wed Oct 29, 2008 7:01 pm
by ModerateMuslim
cheap, nah, pathetic attempt at propaganda. :down: :arrow: