Moderator: Moderators
langaab gusjeclo, why dont U free urself from our former gadabursi spyYou Marexaans still live in the stone ages.
Get with the fockin time.
Wararka ka imaanaya magaalada B/xaawo waxaa naloo xaqiijiyay in ciidamo uu wato xildhibaan Nuur Mataan Biriq ay soo galeen magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo, Ciidamadu waxay sitaan gawaari badan oo hubku saaran yahay.
Waxaa haatan magaalada B/xaawo ku sugan ciidamo ka amar qaata Xildhibaankaas, wararku waxay intaas ku darayaan in ciidmadii Ethiopianka ahaa ee saaka halkaas soo gaaray ay ka bexeen oo ay qabteen dhinaca Gadoon-Dhawe oo u dhow magaalada Ceel-Waaq.
Magaalada B/dheere cabsi ayaa ka taaagan oo ay dadku ka baqayaan in ciidamada Ethiopianku ay halkaas yimaadaan, waxaana laga baqayaa iska hor-imaad dhexmara Ethiopianka iyo kooxaha kacdoonka ee halkaasi ku sugan.
Deegaanka Gadoon-Dhawe waxay fariisin u ahayd garabka Al-SHabaab halkaas oo ah saldhiga ugu wayn ee ay kasoo kicitami jireen mar walba oo ay dhaqdhaqaaq ka fuliyaan magaalooyin ka mid ah gobolka Gedo, sida wararku nagu soo gaarayaan waxaa haatan Gadoon-Dhawe ku sugan ciidamo Ethiopian ah oo lawareegay saldhigii halkaas.
Dhanka kale wararka aanu ka helayno magaalada Buur-Dhuubo waxaa magaaladaas Gaaray ciidamo kale oo ka amar qaata kornayl Warfaa Sh, Aadan Faroole oo saaka saacadihii ugu danbeeyey halkaas gaaray, waxay ciidamadaasi wataan gawaari hub saaran yahay aadna u hubaysan.
Ma jirto inta aanu ka war-hayno wax dagaal ah oo ka dhacay deegaanadaas ay gaareen ciidamada Ethiopianka ah iyo kuwa kale ee ay horkacayaan kornaylada iyo xildhibaanadaasi.
http://www.gedonet.com/index.php?news=4305
dumb idiyats
i said Jubaland not Kismayo. 2000 are going to Afmadow and Dhobley. other 2000 going to Buale and rest to Kismayo. Cagdhers in Afmadow and Buale will be packed and shipped to kilinka 5nad
^^Cagdher boi, U do know Cagdhers used other clans to attack Marehannajis fowqal najis.....whats huurale gonna do...seriously....... ....here we go hypocrits......ogaden will win ....first get through your own mareexaan folks u fools then come to us......were on top now...we will use shabab to knock u, no need for onlf, onlf will not get involved.dumb idiyats
i said Jubaland not Kismayo. 2000 are going to Afmadow and Dhobley. other 2000 going to Buale and rest to Kismayo. Cagdhers in Afmadow and Buale will be packed and shipped to kilinka 5nad
i support him 80% if he destroys onlf and raskambooni in afmadow village and dhobley refuge camp. but he should enter kismaayo politically instead of using force, no more marexan vs marexan.
if alshabab turns out to defend the onlf and raskambooni then i support barre 100% and i have nothing against sloughtering the traitors 1 by 1
First person to face the wrath of Allah (swt) is YOU sub-human munaafaq filth.Voltage first people who are get beheaded are Ur kind
Mujahid Bare Hirale
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: KacdoonSool and 19 guests