When the lions roar, Warsangeli, all the little punks scramble for the next opportunity
---------------------------------------------------------------------------------------------
BAYAAN KASOO BAXAY BEESHA MEHERI EE NORWAY KUNA WEJAHAN PUNTLAND
KU: Isimada Dawlad Goboleedka Puntland-Goobtooda
Ku: Maxkamada Sare ee DGPL-Garoowe
Og: Madaxweynaha DGPL-Garowe
Anagoo ah Jaaliyada Beesha Meheri ee Norway kana tirsan Beelaha soomaaliyeed, kuna caan baxday deris wanaaga nabad iyo xaq dhowrka ay kala mudan yihiin beelaha soomaaliyeed .
Beesha Meheri oo ah beesha kaliya ee aan wax colaad ah ka dhexeen beelaha kale ee soomaaliyeed,taasuna waxayku tuseysaa sida ay beesha meherigu u xaq dhowrayaan nabad ku wada noolaanshaha,daris wadaag iyo dhamaan dhowrista danta guud ee deegaanada puntland iyo dhamaan dalka soomaaliyeed guud ahaantiis.
Sida taariiqdu qoreyso waxay ahayd beesha meherigu laf dhabarka soomaaliyeed khaas ahaan degaanada puntland, waxey ka qeyba qaateen horumarka dalka dhinacyadiisa kale duwan.
The Meheris are resourcefull merchants who took lions share in finding and establishing most of urban Somali communities (city & towns) and overall advancement of somali.It is well known fact taht prominent meheri business people reside in the centre of town and cities of Somalia from coast to coast.
Waxaa marag madoonta ah in Beesha Meherigu ahayd beelihii ugu horeeyay oo meelo badan oo katirsan maamul goboleedka puntland aas aasay una suurta geliyay in ay noqdaan deegaano lagu noolaado,taasoo maanta weli magacoodii caan ku yahay ,meelahaas oo ay kamid yihiin sida gobolada Bari,Nugaal iyo Mudug.
Hadaba gobola Nugaal maalmihii lasoo dhaafay waxa kadhacay arimo aanan ka fileyn Isim Isimada kamid ah sida fiican looga yaqaan maamulka puntland oo ku dhaqaaqay faragalin howlo uusan shaqo kulahayn, arintaas oo ah faragalin si toos ah loogu sameeyay kursigii beesha Meheri ay ku lahayd Gobolka Nugaal taasoo si toos ah loogu wareejiyay Beel kale.
Waxay Beesha Meheri ku noqotay wax lala yaabo oo ah fajac weyn,waana arin dulmi wen ah,waxayna kamid tahay waxyaalaha laga hantay dowlad iyo sharci la,aanta ka jirta soomaaliya kadib markii dowladii soomaaliyeed ay burburtay mudo laga joogo 18 sano iyo kabadan,maanta waxay gaartay in uu Isim kamid ah Isimada soomaaliyeed uu yiraahdo gobolkaan cid aan aniga ahayn oo cid ka magacaabi kara ma jiro,taasu waxay ku tusaysaa halka maanta ay ka marayso cadaalada darada, dulmiga eexda iyo qadarin la,aanta daris wadaagta.
Waxaan u sheegaynaa reer puntland in aysan ahayn markii ugu horeysay oo beesha Meheri kursi ay lahayd laga duudsiiyay sabab la,aan.
Sidaas awgeed waxaan Isimada reer puntland ku wargalinaynaa in ay wax ka qabtaan cadaalad darada lagula kacaayo beesha Meheri,sidoo kale waxaan madxweynaha maamul goboleedka puntland ka codsanaynaa in uu arintaasi si qoto dheer leh u fiiryooo cadaalad iyo sinaan wax ugu qabto maxaa yeelay hadii xildhibaanada baarlamaanka lagu soo xulay cadaalad daro iyo eex waxay noqonayaan wax Baadil ah,wax baadil ahna hadii madaxweyne lagu soo doorto waxaa kasoo baxaya madaxweyne baadil ah.
Sidaas awgeed waxaan mar labaad ugu baaqeynaa Isimada iyo Madaxweynaha cusub in ay arintaas si qoto dheer oga fiirsadaan, maxaa yeelay barnaamijkii ay soo bandhigeen musharixiinta ayaa hal ku dhigeedu ahaa sinaan iyo cadaalad baan ku soo dabaalaynaa puntland.
Waxaan dhamaan hay,adaha garsoorka ka codsanaynaa in aysan indhaha ka qarsan dulmiga iyo cadaalad daradda lagula kacaayo Beesha Meheriga oo xuquuqdoodii lagu tuntay,talaabo sharciga waafaqsan ay ka qaadaan arintaas,anagoo aaminsan in ay kudayan doonaan waajibaadkooda dastuuriga ah.
Waxaan dhamaan Beelaha aanu walaalaha nahay ee reer puntland u sheegaynaa in Beesha Meheri aysan cidna marti u ahayn Deegaanka Nugaal,cidkasta oo doonaysa in ay ka faaiidaysato nadaam iyo sharci daro kajirta dalka aan laga aqbali doonin.
Sidoo kale waxaan shacbiga reer puntland u sheegaynaa in puntland aas aaskeeda uu kayimid fikirka ay u dhan yihiin dhamaan qabiilada degaanka puntland,cidkasta oo latimaada hanwayni, afduub iyo ku tagrifal wax aysan lahayn in aan laga aqbali doonin .waxaana aad aad uga xunahay arinta ka dhacday Nugaal waana horjeednaa gebi ahaanba.
Waxaa kusaxiixan maqalakaan dakaan hoos ku qoran
1.GUD:Abduqaadir Noor Farah
2.Nabadoon Abdiqan Ahmed Jamac
3Eng:Yasin Hahi Musse
3.Abdiaziz Abdullahi Shire
4.Said Ahmed mohamud
5.Abdifatah Hassan Ciid
6.Sharmaarke Abdullahi Foodcade
7.Qaasim Abdi Haji Xirsi(Qaxweyste)
8.Ali hussein Ciid
9.Ayaanle Xirsi Carab
10.Mohamud Abdi Ciid
11.Ahmed Abduqadir mohamed
12.Prof.Hassan nuur Geele
12.Dr.Mahad Qalif yusuf
13.Sheekh Yusuf Nuur Jamac
14.col.Mohamud Hassan guure
15.Dr.Yasin mohamed nuur
16.Eng.Jama Abdulle ismail (jama cilaal)
17.Said Ali Ibrahim(ali iLey)
18.Mohamed Mire Calool
19.Mohamed Said Hassan(saciid wejixun)
20.Sadiiq Hussein Ciid
21.Abdiqaadir Dahir Abdi
22.Abdinasir Naasir (cana)
23.Mohamed Abdi Yasin
24.Abdi Ali (fanax)
25.Hussein jama Balool
26.Salaybaan Raage
27.Raage Falke
28.Abduqadir Hassan Bare
29.Ali Omar Mohamud(Omar galangal)
30.Abdinajiib Haanwaag
31.Dahir Hassan Moh cade
32.Mohamed Jama Isse
33.Guleed Sheeq Aden
34.Yasir Abduqadir Mohamed
35.Samatar Abdi Ciid
36.Ahmed Salah dheere
37.Dr.qadijo yusuf Ali
38.Halimo Jamac Farey
39.Halimo Karakoote
40.Sacdiyo Ismail Haji Samatar
iyo Dhamaan Jaaliyada Beesha Meheri ee kunool Norway.
c/qaadir xasan
joof20@hotmail.com wabilaahi Towfiiq
Oslo,NORWAY
Sanaagpost News Desk