DABADHIILF have lost everything !
Who is gonna saves their assess now????
war hada na soo gaaray ayaa sheegay in dhamaan gabi ahaanba la wareegeen Magaalada Baydhaba dhaliyara diimeydka Alshabaab kuwaa oo gabi ahaanba sugayo amanaka Baydhaba.
Xarakada Alshabaab ayaa ka talisa intabadan gobolada dalka iyadoona xiligaan gacanta ku heysa dhamaan Bay iyo Bakool
Wali magaalada waxaa laga maqlayaa rasaas xoogan oo la ogeen cida u dhaxeysa iyadoona la sheegayo xildhibaanadii fara ku tiriska ahaa ee ku harayna ay qateen diyaarad qaas ah oo keneysa magaalada Byadhaba
Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo shaaciyay hadii ay Soomaalida ay ku heshiiyan in ay baxaan AMISOM waan iska baxaynaa.
Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee ku sugan Dalka Soomaaliya oo la hadlayay warbahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay dadka soomaalida a





